Machadka Al-xayaat

Machadka Al-xayaat Barashada Qur'aanka kariimka & Culuumtiisa

Hingaadda Carabiga waxay muhiim u tahay:Barashada akhriska Qur’aankaFahamka luqadda CarabigaHingaaddu waa tallaabada ugu...
15/04/2026

Hingaadda Carabiga waxay muhiim u tahay:

Barashada akhriska Qur’aanka
Fahamka luqadda Carabiga

Hingaaddu waa tallaabada ugu horreysa ee carruurtu ku noqdaan akhristayaal iyo qoraayaal wanaagsan.

28/03/2026

Kadib fasax lagu nastay, waxaan dib ugu soo laabanay Fasalada waxbarashada waxaana dib u bilaabmay duruustii si ardaydu u horumariyaan aqoontooda akhriska iyo qoraalka. Waa fursad cusub oo lagu xoojinayo dadaalka iyo fahamka.

🌙 Ciid Mubaarak 🌙Allaha naga aqbalo soonkii iyo camalladii wanaagsanaa. Ciid Wanaagsan dhammaanAllaha nagu gaarsiiyo cii...
19/03/2026

🌙 Ciid Mubaarak 🌙

Allaha naga aqbalo soonkii iyo camalladii wanaagsanaa.
Ciid Wanaagsan dhammaan
Allaha nagu gaarsiiyo ciida kale nabad, caafimaad iyo barwaaqo.

Marka ay ku kulmaan Ramadaan iyo JimceAjarka akhrinta Qur’aanka wuu sii kordhaa.Waxaa fiican in la badiyo tillaawada, di...
20/02/2026

Marka ay ku kulmaan Ramadaan iyo Jimce
Ajarka akhrinta Qur’aanka wuu sii kordhaa.
Waxaa fiican in la badiyo tillaawada, dikriga, iyo ducada.
Gaar ahaan akhrinta Suuratul Kahf iyo qaybaha kale ee Qur’aanka.

Tarbiyada Qur’aanka waxaa ka dhalata jiil anshax leh.
10/12/2025

Tarbiyada Qur’aanka waxaa ka dhalata jiil anshax leh.

Haddii aad rabto barako, degenaansho iyo guul  Qur’aanka akhri.
09/12/2025

Haddii aad rabto barako, degenaansho iyo guul Qur’aanka akhri.

“Ibnu Qayim wuxuu yiri: Tarbiyadu waxay ku dhisan tahay saddex: Cilmi iftiimiya, samir suga, iyo xikmad edbeysa.”
08/12/2025

“Ibnu Qayim wuxuu yiri: Tarbiyadu waxay ku dhisan tahay saddex: Cilmi iftiimiya, samir suga, iyo xikmad edbeysa.”

11/11/2025

Machadka Al-Xayaat oo aad ooga barateen waxabarasho tayo leh
Wuxuu Qaadanayaa Arday Cusub Fasalada:
Xifdinta Qur'aanka Kariima
Tasxiixu Tilaawa
Hingaada Carabiga
Machadka wuxu Ku yaalaa Kpp - Degmada Hodan - Mogadishu -Somalia
Wixii Faah Faahin ah kala xiriir :
Tel: 61 2667382 / 0615508466

Address

Kpp/hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Saturday 18:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Al-xayaat posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category