Qaar ka mid ah Ardayda ka qalin badalanaysay Mahadka Horseed Academy For Health And Science,
Oo soo jeedinaayey Baraamish Waydiimo iyo warcelin ah
Nimco Cabdi Dahir iyo Nasro Ciise Abtidoon
Horseed Academy For Health And Science
Educational Page
Xaflada qalin jabinta dufcadii 7aad ee machadka horseed academy
ayaa ka dhacday halll ka beder 2 ee degmada guricel, xafladdaan oo aheed mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galey masuuliyiin iyo howl-wadeeno ka tirsan maamulka gobolka iyo wasaaradda waxbarashada galmudug.
Ardayda qalin badalaneysay ayaa bartay xirfadaha la xiririira caafimaadka iyo computerka...
Mid ka mid ah Ardayda ka qalin badalanaysay Mahadka Horseed Academy For Health And Science
Nasro Cabdullaahi Maxamed
03/05/2026
Taswiirta Xafladii qalin badalshadaa Dufcadii 7aad ee Machadka Horseed Academy For Health And Science
Highlight: Xaflada Qalin jabinta Dufcadii 7aad Ee Machadka Horseed Academy For Health And Science Oo Ay Ka Qalin Badalanaya In Badan 50 Arday Oo Bartay Xirfadaha Computerka Iyo Caafimaadka.
Waxaa Dhawaan Ka Dhacaya Hall Ka Beder 2 Degmada Guriel Xaflada Qalin jabinta Dufcadii 7aad Ee Machadka Horseed Academy For Health And Science Waxaana Ka Qalin Badalanaya Xafladaan In Badan 50 Arday Oo Bartay Xirfadaha Computerka Iyo Caafimaadka.
27/04/2026
HAMBALYO CLASS OF 2026
Waxaan si sharaf leh idiinku casuumeynaa xafladda qalin badalshadaa ee Dufcadii 7aad
Horseed Academy For Health And Science
TIME: 30 April 2026
Location: Beder two Hall, Guriceel
Amminta: 6:00P.M
Horseed Academy For Health And Science
DIYAARGAROWGA 👀
Waxaa dhawwaan ino dhici doona XAFLADII QALIN BADALASHADA XUFCADII 7AAD
Machadka Horseed Academy For Health And Science
22/04/2026
Ardayda Gashay Kaalamaha Ugu Horeeya Caafimaadka Iyo Computerka Dufacdda 7aad
1.Nimco Abdi Daahir
2.Yaasmiin Isxaaq Odawaa
3.Shariifo Abdulahi Noor
Horseed Waa Hubaasha Guushada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Guricel, Galgaduud
Mogadishu
617177486
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 21:00 |
| Tuesday | 08:00 - 21:00 |
| Wednesday | 08:00 - 21:00 |
| Thursday | 08:00 - 21:00 |
| Friday | 09:00 - 16:00 |
| Saturday | 08:00 - 21:00 |
| Sunday | 08:00 - 21:00 |