30/05/2024
Bedru'din Primary & Secondary school
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bedru'din Primary & Secondary school, Education, Ajibka, Mogadishu.
30/05/2024
30/05/2024
30/05/2024
Alxamdulllah, Tartankii u dhaxeeyay labada Fasal form4 iyo Grade 8 oo maanta noogu soo gabagaboobay si habsami leh oo ku guuleystay fasalka Form four. Hambalyo Hambalyo ardayda fasalka form four.
21/11/2023
Dhamaan ardayda iyo macalimiinta Ee Bedru'din Primary and Secondary School waxay maanta 21 November oo ah (Maalinta Macalimiinta ) waxay hambalyo iyo bogaadin ugu dirayaan dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed.
01/08/2023
Hambalyo dhamaan ardayda Fasalka 8aad Ee Dugsiga Badrudiin primary And secondary school oo ka wada gudbay Imtixaanka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB uu qaaday dhamaantood waxay u wada Gudbeen Fasalka 1aad Ee dugsiga Sare (Form one).
Alle ayaa ku mahadsan.
06/06/2023
Waxaan halkaan uga hambalyeynaynaa dhamaan ardayda Fasalka 8aad Ee gobolka banaadir oo maanta usoo gabagabooway Imtixaankii k**a dambeysta Ee sanad dugsiyeedka( 2022_2023)ee uu Agaasinka Gobolka Banaadir uu qaadayay.
18/05/2023
Tariikhda shalay waxay 17 May 2023
F3B
Ayaa waxay ku guuleysteen Bedru'din Competition Cup
Sannad dugsiyeedkani waa 2022_2023
Waxaan lee yahay hambalyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Ajibka
Mogadishu