17/12/2025
Rasuulku ﷺ wuxuu yiri:
“Waxaa jira saddex wax oo lagu badbaado iyo saddex kale oo lagu halaag samo"
1. In aad Alle ka cabsato Marka lagu arkayo iyo
Markaan lagu arkaynba.
2. In aad cadaalad fasho markaad faraxsantahay iyo markaad careysantahay labadaba.
3. In aad dhexdhexeysato oo aadan maalka ku tasarufin markaad qani tahay iyo markaad faqri tahay intaba.
Waxa kaloo jira saddex wax oolagu halaagsamo.
1. Damac farabadan (hawo-raac) nimo.
2. Bakhiilnimo la adeeco.
3. Qofku inuu naftiisa ku faano (in qofku is cajabiyo)
20/11/2025
20/11/2025