Deegaan Primary & Secondary School-Morning
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Deegaan Primary & Secondary School-Morning, Education, Mogadishu-somalia, wadajir, nasteho, Mogadishu.
Deegaan Primary & Secondary School
Waa Hoyga Barbaariyaha Ubadka somaliyed
Deegaan School Waxa Uu kuyaalaa /Degmada Wada jir Xaafada Nasteho
ont. 615526520/615640154/615887199
14/01/2026
Waxaa si nabad ah inoogu bilowday imtixaankii dhexe ee mid exam 2025-2016
09/10/2023
Hambalyo Hambalyo
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Deegaan waxa ay u hambalyo iyo boogaadin u dirayaa ardayadooda Amran Cabdi Xaashi, oo soo gabo gabeysay heerka 1aad ee waxbarashada Jaamacadeed kulliyada dhaqaalaha iyo maamulka qeybta xisaabaadka iyo maaliyada ee Jaamacada Jaziira.
Amran waxa ay kamid aheyd ardaydii dufcadii 7aad ka qalin bedelatay dugsiga Deegaan, weliba waxa ay ku jirtaa ardaydii ugu waxbarasho iyo waxqabad sareeyay.
Hambalyo guuleysta dhamaan ardayda Dugsiga Deegaan.
Mahadsanidiin,
Deegaan Primary & Secondary School-Morning
25/05/2023
JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE FASALKA 8AAD 2023
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu-somalia, Wadajir, Nasteho
Mogadishu
252