Sahalsoftware waxaad ka baran kartaa qeybaha kala duwan ee cilmiga Computer ka sida: 1. Sameynta website yada 2. Sameynta Database yada 3. Cilad saarida computer 4. Barnaamij yada xisaabaadka 5. Barnaamijyada wax lagu qurxiyo 7. Network + 8. CCNA
Dugsiyada Al-waxyayn waa xarumo waxbasrasho,kuwaas oo furuuc kala duwanna kuleh G/sool,gaar ahaan caasimadda las’anod.
معهد عائشة للعلوم الشرعية والعربية في لاسعانود ، مؤسسة تعليمية تربوية ، يُدرس العلوم الشرعية والعربية للبنين والبنات في جميع الأوقات
Smart College waa goob lagu barto luuqada Englisha ka iyo culuumta caafimaad, kuso dhawoow
DABKA BAABUURTA, BARASHADA KORONTADA, BARASHADA SOLAR SYSTEM, BARASHADA AIR CONDITIONS IYO QAAR KALE OO BADAN. DHAMAAN INTAAN SOO SHEEGNAY WAXAAD KU BARANAYSAA WAKHTI KOOBAN IYADOO AY KU BARAYAAN MACALIMIIN KHIBRAD AAD USARAYSA LEH.
■Aqoontu Waa garashada wixii aad oran lahayd. ■Two powerful tools always available ~Smile Solve problem ~ Silent Avoid mistakes ■العلم بدون دين أعرج ■ والدين بدون علم أعمى
Hormuud College ~ The Home of Quality Education ~ Hoyga Aqoon Tayo Leh
Markas ka mid ah marakista Waxbarashada Ee gobolka sool Kaas oo Lagu barto Cilmiga shareecada&maadiga
MU’ASASADA Al qudwah waa madal aqooneed oo leh akhlaaq wanaagsan, kuna dadaasha horumarinta aqoonta iyo tarbiyadda ardayda.
Ku soo dhawoow hoyga aqoonta ee Dugsiyada Al_qudwah_ee waxbarashada iyo horumarinta _Laascaanood_sool_Somalia
Raising confident, responsible, and successful learners
kusoo dhawada xarunta hormarinta xirfadaha dumarka ee xanaano,waxa aad ka helaysaan xirfadaha kala ah, barashada cilaanka, dawaarka/Harqaanka,make upka ,dunta iyo design garaynta nashqadaha dharka, iyo dunta
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Ismaaciil Mire
markaska waxaa kuugu diyaara qaybaha kala duwan ee waxbarasho iyo macalimin tayo leh.
Waxaad Naga Helaysaa waxbarash tayo leh, oo diini iyo maadiba ah.
student nugaal university department computer science special CS6 classmate
Codkaaga waa Mustaqbalkaaga – Xisbiga Wadajir (WSP)