Ilays Academy College, Laascaanood

Ilays Academy College, Laascaanood

Share

Eduction

25/08/2025

Ilays Academy College, Laascaanood waxa uu soo hambalyo u dirayaa soona dhoweynayaa ardada sannadka 2024/2025 ka baxday dugsiyada dhexe. Dugsigu waxa uu idiin diyaariyey laba barnaamij oo kala ah:
1. Adult Secondary (Sekentariga ardayda waaweyn)
2. Adult Primary (Dugsiga hoose/dhexe ee ardayda waaweyn)
Dugsigu waxa uu ku yaal Xaafadda Wadajir, kasoo horjeedka Jaamacadda Ilays dhanka bari

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Laascaanood