27/04/2026
Dhamaan bahda machadka caaisha maamul,macallimiin&ardayba hanbalyo
معهد عائشة للعلوم الشرعية والعربية في لاسعانود ، مؤسسة تعليمية تربوية ، يُدرس العلوم الشرعية والعربية للبنين والبنات في جميع الأوقات
27/04/2026
Dhamaan bahda machadka caaisha maamul,macallimiin&ardayba hanbalyo
Kafaaidaysi wacan
Dhamaan bahda waxbarashada soo dhawaada
Qaybta hoose dhexe
Gabdhuhu galin hore&galinka Danbe
Wiilashu habenkii bacda maqribka
Qaybta sare ee sharecada
Gabdhuhu galinka Danbe
Wiilashu habeenkii bacda maqribka
14/01/2025
Maanta oo ay Taariikhdu Tahay 14/1/2025 waxaa soo Gabagaboobay Imtixaamka Teeramka 1aad Ee qaybaha Kala duwan ardayda Mac'hadka caaisha Laascaanood
Waxaan U Rajaynaynaa dhamaan Ardayda Mac-hadka guul iyo Horumar
03/09/2024
Ogaysiis Ogaysiis
Hadal-jeedinti Caaqil Axmed sanyare Ee Xafladda Qalinjebinta Ardayda mac-hadka caaisha Lascaanood
Hadal jeedintii sh Aadam weli Ee Xaflada mac-hadka caaisha
27/08/2024
Qaybo ka mid ah Marti sharafta kasoo qayb Gashay xafladda mac-hadka caaisha Laascaanood