Sunshine International Academy

Sunshine International Academy

Share

Raising confident, responsible, and successful learners

28/06/2026

πŸŽ“ Hambalyo iyo guul ayaan u rajaynayaa ardayda Class Eight ee Sunshine International Academy! πŸŽ‰

Waxay tihiin dufcaddii ugu horreysay ee dugsiga Sunshine International Academy u fariisata imtixaanka shahaadiga ah. Waxaan idiin rajaynayaa in aad imtixaanka ka soo hoysaan guul weyn, aad ku gaartaan buundooyin sare, isla markaana aad yeelataan mustaqbal ifaya oo barwaaqo leh.

Dadaalkiinna, samirkiinna iyo waqtigii aad geliseen waxbarashada ha idiin noqdaan miro macaan. Guul ayaan idiin rajaynayaa dhammaantiin. πŸ‘πŸ“š

17/06/2026

Leaders of tomorrow

17/06/2026
14/06/2026

Labada kooxood ee kulanka xagaaga ugu h**eeya ee is arki doona waa kooxda Lions iyo kooxda eagles. Labada kooxood kii badiyaaba waa bahdeen.

13/06/2026

Mashalah Amira Yar ilahay ha barakeeyo

09/06/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH

Waxa la ogaysiinayaa dhammaan waalidiinta ku nool Waqooyi-bari Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Laascaanood, in Sunshine International Academy ay diyaarisay Barnaamijka Xagaaga 2026 ee carruurta.

Barnaamijkan waxaa carruurta lagu bari doonaa:

πŸ“– Qur'aanka Kariimka ah iyo Tajwiidka
πŸ•Œ Diinta Islaamka
Luuqadda Carabiga
Luuqadda Ingiriisiga
Xisaabta
⚽ Ciyaaraha iyo Jimicsiga (Sports)

Barnaamijku wuxuu ujeedkiisu yahay horumarinta aqoonta, anshaxa, xirfadaha iyo caafimaadka carruurta xilliga fasaxa xagaaga.

πŸ“… Muddada: July – August 2026
πŸ“ Goobta: Laascaanood
πŸ“ž 0634410504
πŸ“ž 0904003132

Fursaddu waa xaddidan tahay. Fadlan h**e isu diiwaangeli si aad booska ilmahaaga u xaqiijiso.

Sunshine International Academy
β˜€οΈ "Building Knowledge, Character and Excellence for the Future." β˜€οΈ

28/05/2026

Ku soo dhawaada Sunshine International Academy Qaali Diiriye Xaashi Ikraan Dirie Yamani All Friends Facebook

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Las'anod
Laascaanood
252