KOORSOOYINKA FURMAY BISHAN 6AAD KA FAAIDAYSI WACAN
Xirfad-Kaab Technical Institute
DABKA BAABUURTA, BARASHADA KORONTADA, BARASHADA SOLAR SYSTEM, BARASHADA AIR CONDITIONS IYO QAAR KALE OO BADAN.
DHAMAAN INTAAN SOO SHEEGNAY WAXAAD KU BARANAYSAA WAKHTI KOOBAN
IYADOO AY KU BARAYAAN MACALIMIIN KHIBRAD AAD USARAYSA LEH.
waa ardaydii baranaysay diplomada cooling ka oo maant pratical kusamaynaya qalab AC iyo cooling system kala duwan.
23/05/2026
Waa qaar ka mid ah ardaydii ka waking jabiday dugsigan oo maanta ku shaqaysta xirfaday barteen.
23/05/2026
Ardayda barata kuliyada solar ka oo tababar kusamaysay goob solar loo rakibayay.
Qaar kamid ah ardaydii ka qalin jabisay dugsiga xirfad kaab oo maanta ku shaqaysta xirfadii ay barteen.
waxa idiin furan 6 koorso oo kala duwan bishaan MAY ka faaidaysi wacan.
qaybtii 3aad ee barnaamijkii diplomada
qaybtii labaad barnaamijkii Diplomada casriga ah
Barnaamij cusub oo diploma ah baanu idiinku soo kordhinay dugsiga xirfad kaab wuxuuna soconayaa 5 bilood oo kaliya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Laascaanood
252