Dugsiyada alwaxyayn Lascanod

Dugsiyada alwaxyayn Lascanod

Share

Dugsiyada Al-waxyayn waa xarumo waxbasrasho,kuwaas oo furuuc kala duwanna kuleh G/sool,gaar ahaan caasimadda las’anod.

Photos from Dugsiyada alwaxyayn Lascanod's post 17/01/2026

13/janl2026 waxaa usoo xirmay Dugsiyada alwaxyayn Lascanod imtixaanka kalka 1aad ee sanad dugsiyeedka.

Guul ayaan u rajaynayaa Dhammaan ardayda .

11/01/2026

Aqoon la,aani waa iftiin la,aan
Dugsiyada alwaxyayn Lascanod

07/01/2026

Daawo muuqaal h**e 2019/2020.
Iyo qalinjebintii dufcaddii 2aad ee kabxday Dugsiyada alwaxyayn Lascanod qaybta machadka.

05/01/2026

Kelmaddii daabuurka Dugsiyada alwaxyayn Lascanod iyo booqashadii multaqaha alfurqaan .

Waxaa Soo jeediyay sh cabdirashiid awfaarx

Photos from Dugsiyada alwaxyayn Lascanod's post 05/01/2026

Maanta oo ah; 05/01/2026 waxaa Imtixaankii kalka koowaad ee sannad dugsiyeedkan u fadhiistay,ardayda Dugsiyada Al-waxyayn Schools.

Alle haydin guuleeyo dhammaantiin.

Photos from Dugsiyada alwaxyayn Lascanod's post 01/01/2026

Maamulka Dugsiyada alwaxyayn Lascanod qaybta machadka shareecada ayaa ka qayb galay kulan ay Soo agaasintay wasaaradda diinta iyo awqaafta dawladda waqooyi bari .

Kulanka oo ahaa is xog waraysi guud , tayaynta waxbarashada diiniga ah , midaynta manaahijta waxbarashada ayaa ku Soo dhamaaday guul .

29/12/2025

Xafsa cabdisalaan waa ardayad kamid ah ardayda fasalka 8aad A ee dugsiyada alwaxyayn .
Waxay saaka daabuurka kaa jeedisay gabay ay si kedis ah u Hal abuurtay ...

Horumar wanaagsan ayaan kuu rajaynaynaa xafsa yar .

Photos from Dugsiyada alwaxyayn Lascanod's post 28/12/2025

Part 2 sawirro iyo daabuurkii saaka ee Dugsiyada alwaxyayn Lascanod faraca 1aad .

Photos from Dugsiyada alwaxyayn Lascanod's post 28/12/2025

Daabuurkii saaka 28/12/2026 ee Dugsiyada alwaxyayn Lascanod faraca 1aad waxaa booqasho ku yimi golaha Al furqaan oo kelmad dhiiri gelin ah u jeediyay ardayda dugsiga

Sidoo kale, maamulka guud ee dugsiyada Al-Waxyeyn ayaa ardayda ugu dadaalka iyo akhlaaqda wacan guddoonsiiyey shahaadooyin lagu maamuusayo dadaalkooda.

Photos from Dugsiyada alwaxyayn Lascanod's post 20/12/2025

Qaybta 2aad: sawirada kulamadii guusha kusoo dhammaaday ee Dugsiyada alwaxyayn Lascanod (Al-waxayn Cup 🏆)

Photos from Dugsiyada alwaxyayn Lascanod's post 19/12/2025

Qaybta 1aad: sawiradii kulamadii guusha kusoo dhammaaaday ee koobka Dugsiyada alwaxyayn Lascanod (Al-waxyayn Cup🏆)

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Laascaanood
[email protected]