16/05/2026
Sawiro Qaybta 2aad ee Xaflada
Ku soo dhawoow hoyga aqoonta ee Dugsiyada Al_qudwah_ee waxbarashada iyo horumarinta _Laascaanood_sool_Somalia
16/05/2026
Sawiro Qaybta 2aad ee Xaflada
15/05/2026
Sawiro Qaybta 1aad
Xalflada Soo xidhitaanka Tartankii ka Socday Dugsiyada Alqudwah Laascaanood
يوم واحد مع معلم عظيم خيرٌ من ألف يوم من الدراسة
Hambalyo dhammaan bahda
Al-qudwah alle ha barakeeyo
14/05/2026
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Tartan Aqooneedkii oo Lasoo Gabagabeeyey
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
Waxaa saaka oo Khamiis ah taariikhduna tahay si rasmi ah loo soo gabagabeeyey tartankii aqooneed ee u socday ardayda dugsiyada Al Qudwah. Tartanka ayaa ku dhammaaday jawi farxad, dhiirrigelin iyo tartan hufan leh, iyadoo fasalka 1B uu ku guuleystay kaalinta koowaad.
Sidoo kale, munaasabadda waxaa lagu guddoonsiiyey abaalmarinno iyo shahaadooyin ardaydii ka qayb gashay tartanka, si loogu dhiirrigeliyo dadaalkooda, kartidooda iyo horumarkooda aqooneed.
Ugu dambayn, maamulka dugsigu wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardaydii ka qayb gashay tartanka, isagoo u rajaynaya guulo iyo horumar joogto ah.
والله ولى التوفيق
27/11/2025
arday kamida mu’asasada Qaybta Xifdiga quraanka kariimia Ah iyo Maamulka.Iyo macalimiinta
وَإِنَّ كِتَابَ اللهِ أَوْثَقُ شَافِعٍ ... وَأَغْنَى غَنَاءٍ وَاهِبًا مُتَفَضِّلًا!
وَخَيْرُ جَلِيسٍ لَا يُمَلُّ حَدِيثُهُ ... وَتَرْدَادُهُ يَزْدَادُ فِيهِ تَجَمُّلًا!
https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZM-91iWuWFuLts
Waa Bogga mu,sasada Ee Tiktokga Halagu Biiro
Dugsiga Daarul Hilaal Las_anod on TikTok 1021 Followers, 4 Following, 118 Likes - Watch awesome short videos created by Dugsiga Daarul Hilaal Las_anod
26/10/2025
Fursad shaqo Macalinimo
Mu,asasada Daaru Hilaal Waxay Shaacinaysaa Inuu Ka Bannaan Yahay Boos Macallin Qur'aan iyo Higaad ah
Shuruudaha laga rabo
1- Inuu Xifdisanyahay Qur'aan ka haystana " Tasxiix",
2- Khibrad Macalinimo ugu yaraan 2 sano
3- Inuu Ku sifaysan yahay Akhlaaq wanaag
4- Higaadda sidoo kale inuu haysto Shahaado ama wax u dhigma kana turjumaysa aqoontiisa Higaadda.
5- in far qoraalkiisu uu qurux badan yahay
6- Inuusan Ka yarayn 25 sano
Faahfaahin
_macalinka: Rag
_wakhtiga: galin hore&galin danbe
_Xaafadda : Saamalay
Faah-faahinta nagala soo xidhiidh :
WhatsApka/Calling +252634935909.
Golis: 0907132229
Fg:Waqtiga Codsigu Ku egyahy Waa 28/10/2025