Hormoud college

Hormoud college

Share

Hormuud College ~ The Home of Quality Education ~ Hoyga Aqoon Tayo Leh

Photos from Hormoud college's post 18/02/2026

رمضان مبارك
The Administration and Teachers of Hormuud College wish the entire Muslim Ummah, and specifically students and parents, a blessed start to the Holy Month of Ramadan.
We pray to Allah to accept our fasting, prayers, and all our righteous deeds. Ramadan Kareem!

Photos from Hormoud college's post 06/02/2026

TARTANKA SANADLAHA AH EE HORMOUD COLLEGE

Machadka Hormuud College waxaa ka qabsoontay Xafladda xidhitaanka Tartan aqooneedkii sannadlaha ah ee 2024-2025.

Tartankan oo Soo socday Muddo dheer, ayaa dhexmaray 16 Kooxood oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee machadka waxaana ku guulaystay Kooxda Hot stars.

Maamulka iyo Macallimiinta Machadka waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan 16-kii kooxood ee sida sharafta badan uga soo qaybgalay tartanka maskax-maal gaar ahaan kooxda koobka ku guulaysatay ee Hot Stars

02/02/2026

𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗢𝗚𝗔𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦

Hormuud College oo aad uga barateen bixinta waxbarasho tayo sare leh, wuxuu ku wargelinayaa bulshada ku nool magaalada Laascaanood in la furay koorso cusub oo lagu baranayo xisaabta fasallada 7aad iyo 8aad.

koorsadan waxaa loogu talagalay ardayda fasallada 7aad iyo 8aad ee isu diyaarinaya imtixaanka guud ee (GC)
koorsadan waxaa ardayda loogu diyaariyey in si buuxda ardaygu u helo diyaarinta imtixaanka guud iyo in la xoojiyo fahamka casharadda muhiimka ah ee xisaabta

𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮
Macallimiin khibrad u leh imtixaannada guud
Casharro si qoto dheer loo sharaxay, luuqad fududna ku baxaya

✍️Diiwaangalintuna waa furan tahay hada
📍Goobta: Hormoud College
⏱️Waqtiga waxbarashada: Galabkii iyo Habeenkii

Wixii faahfaahin ah kala xiriir
📞 0634680702 /0634602262/7996273

13/01/2026

𝐐𝐚𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛

Machadka Hormoud College wuxu qaadanaya arday cusub oo ah koorsada Computer-ka ee bisha January.

Waa barnaamij waxbarasho oo lagu xoojinayo awoodda adeegsiga iyo barashada computer-ka

Barnaamijkan wuxu ka kooban yahay fasallo kala duwan oo ay ka mid yihiin gallinka h**e, gallinka dambe dhammaan ardayda koorsadan ka faa'iidaysata waxaa loo diyaarin doona ku shaqeynta,adeegsiga computerka.

📆Waqtiga gallinka h**e: 9:00 AM
📆Waqtiga gallinka dambe: 4:00 PM

Iska diiwaangeli hadda!
📞0634789993
📞0906877659
WhatsApp number:https://wa.me/message/ZH5QIGV3BTSIP1

Photos from Hormoud college's post 10/01/2026

𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐬𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚

Waxaa si guul ah nooguso dhammaatay munasibada shahaado guddoonsiinta ardayda dhamaysatay tababarka Communication skills oo uu soo agaasimay Machadka Hormoud college

Munaasabbadan oo ka dhacday hoolka tababarada ee machadka ayaa ahayd mid si heer sare ah looso qaban qaabiyey waxana kaso qayb galay maamulka guud ee machadka arday iyo macallimiin.

Ugu dambayn maamulka iyo macallimiinta machadka ayaa si weyn ugu mahad celiyey macallinkii bixinayey tababarka iyo sido kale ardaydii ka qayb gashay tababarkan.


08/01/2026

Waxaa maanta si rasmi ah u daahfurmaay tababarka communication skills kaaso socon doona mudo labo maalmoda waxaana soo xaadiray arday badan kuwaaso jaanis u helay kaqaybgalka tababarkan.

28/12/2025

OGAYSIIN TABABAR MUHIIM AH

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda machadka hormuud college iyo cidii ka fa'iidaysanaysa in machadku qabanayo tababar kooban oo la yiraahdo "Communication Skills" oo diiradda saaraya horumarinta xirfadaha isgaarsiinta

Ujeedooyinka Tababarka:
Horumarinta xirfadaha hadalka iyo qoraalka
Isgaarsiin wax ku ool ah (Effective Communication)
Kalsooni ku hadalka dadweynaha

Tababaraha:
Mohamed Ibrahim
(Lecturer in technolog-advocate for conflict resolution peacebuilding-leadership)

Shahaado ayaa la bixin doona
Tirada ardaydu waa xadidan tahay
Diiwaangalintuna waa furan tahay hada

📆Taariikhda: 08 ilaa 09January-2026
⏱️Goorta: 08:00 AM
📍Goobta: Hormuud college main compus

📱WhatsApp: https://wa.me/message/ZH5QIGV3BTSIP1

Kala xidhiidh: 0634789993/ 0906877659

22/11/2025

Happy Somali Teacher's Day

04/11/2025

𝗛𝗼𝗿𝗺𝘂𝘂𝗱 𝗖𝗼𝗹𝗹𝗲𝗴𝗲 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗳𝘂𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗱𝗶𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝘆𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗲𝗲 𝘀𝗮𝗻𝗮𝗱𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟲

Hormuud college ayaa si rasmi ah u daahfurtay barnaamij waxbarasheedka sanadka iyo diwaangalinta ardayda cusub ee college-ku qaadanayo taaso ah fursad waxbarasho oo ardaydu ku baran doonto barnaamijyo heer diploma ah

Kulliyadaha ku diyaarka college-ka waxa kamida
•Diploma English
•Diploma Computer
•Diplma Arabic
•Diploma Mathematics
Dhanka horumarinta luuqada oo college-ku caan ku yahay waxa la dardargaliye la xoojiyey tayada iyo barida ardayga ee luqada waxana kuudiyara heerarka kala duwan ee Begginer,Intermediate iyo Advanced dhanka kale barashaada cilmiga computerka oo ah cilmiga iyo aqoonta dunidan casriga hogaamise ayaa kudiyaara college-ka xarumihiisa kala duwan

Macallimiinta bixinaya barnaamijyadan waxbarasho ayaa heerkoda aqooned iyo tayadoduba sareysaa khibrad iyo aqoon dheeriyana u leh courses-ka ay bixinayaan

For more info call:+252634680702/+252634789993
Agagaarka suuqa Royal

Photos from Hormoud college's post 24/10/2025
21/10/2025

. 🎊Congtulations🎊

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Laascaanood