07/11/2025
معهد اللسان للغة العربية
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from معهد اللسان للغة العربية, Education, Dhabarka danbe ee Rays Hotel, Laascaanood.
07/11/2025
معهد اللسان للغة العربية
27/10/2025
Fursada halaga faa'idaysto
معهد اللسان للغة العربية
Is diwaangelintu waa socotaa h**e u gaadh 🙌
Waxaa Caasimada Laascaanood laga furay Machadka Luuqadda Carabiga Albayaan oo bixiya koorsooyin heerar kala duwan ah. Waxaana kuugu diyaar ah Macallimiin Khibrad leh. Machadka ayaa u furan ardayda, iyo Dadka waawayn, Baro afka Carabiga si fudud,
Wakhtiyada la dhiganayo machadka
Duhur casar habeen
1:00 4:00 6:00
2:00 5:00 7:00
Bacdal cishe
7:30 ilaa 8:30 rag kelia
Khamiis jimce
4:00 4:00
5:00 5:00
Goobta: Wuxu ku yaalaa machadku: laamiga two
ka soo horjeedka machad caaisha iyo getway Secondry school
📞 Wixii faahfaahin ah: kala xidhiidh: 063-4842045/0907959624