Fourseasons Primary School Las-anod Somalia

Fourseasons Primary School Las-anod Somalia

Share

Ramadaan kariim

05/01/2020

Baro wax, aad waxbadan aragtide.

06/09/2019

Fursad shaqo:
Wuxuu xayay siinayaa iskuulka shaqo ah maamule iskuul taas oo lagarabo in cidii danaynaysa fursadan shaqo ay ku soo xarayso gooda .inta udhaxaysa 7sep ilaa 14 sep 2019 .
Wixii faah faahina Waxaad kala xidhiidhi kartaan lamabarada shaashada ka muuqda



ALLA MAHDLEH :063 6416416.

23/08/2019

Waxaa si hashimi leh u socda casharadii yadoo fasax ardayda macalimiinta iyo maamulka iskoolku ay kasoo laabteen fasax gaaban ay Galeen ciidii. primary schooling of the regions ..

11/07/2019

Fursad shaqo:
Wuxuu xayay siinayaa iskuulka shaqo ah maamule iskuul taas oo lagarabo in cidii danaynaysa fursadan shaqo ay ku soo xarayso gooda .inta udhaxaysa July 15 ilaa 24 July 2019 .
Wixii faah faahina Waxaad kala xidhiidhi kartaan lamabarada shaashada ka muuqda



ALLA MAHDLEH :063 6416416.

05/06/2019

Eid mubaarak dhammaan Maamulka iyo macalimiintia dugsiga hoose dhexe ee Fourseasons waxay ardayda iyo waalidkoodba urajaynayaan in ay farxad ku ciidaan tanteeda kalena rabi nabad ha inagu gaadhsiiyo aamiin.

Photos from Fourseasons Primary School Las-anod Somalia's post 13/05/2019

Ardayda dugsiga hoose/dhexe ee Fourseasons primary school oo u fadhiya bisha Ramaadaan dhexdeedii imtixaankii waynaa ee sanad dugsiyeedka. Haddaannu nahay waalidiinta macalimiinta juhdiga kubixiyey ardayda iyo maamulka dugsigaba waxaannu U urajayn guul inay ka midho dhaliyaan mundo dii ay waxsoo baranayeen..Hambalyo dedaala waydin gaadhiye.... source...Maamulka iskoolka

10/05/2019

Waxaa si Habsami ah u billaabmi doona sabtida In shaa Allaah , imtixaankii Dugsiga hoose dhexe we Fourseasons primary school ,waxaa maamulka iyo macalimiintu Lula dardaarmayaan waalidiinta sharafta leh in ay wakhtiga loo asteeyey imtixaanka ilaaliyaan oo ah galinka dambe waxaa In shaa Allaah inagoo gudanayna waajibaadkeena bishii Ramadaan ee barakaysnayd kugudda jirna ,imtixankiina aan galno dedaalkii dheeraa ay soo galeen ardayda Reer fourseasons waxaan urajayn guul FG.jadwalka ama qaabka loogalayo imitxaanka waxaa loogusoo dhejin ardayda iskoolka ama office hortiisa wabillaahi towfiiq...

10/05/2019

RAMADAAN KAREEM muslimiinta aduunka kudhaqan Idil ahaantood.

05/03/2019

FourseasonsπŸ‘ˆβœŒοΈπŸ‘ŒβœŠπŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘βœοΈβœοΈβœοΈπŸ˜ƒ

08/02/2019

Allah Mahadiis waxaa si habsami leh ugu socdaan casharadii ardayda Fourseasons Primary school yagoo soo dhamaystay Fasax kooban ay galeen markii imtixaanki teeramku uu u dhamaaday..

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Laascaanood

Opening Hours

Monday 13:30 - 17:30
Tuesday 13:30 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00