Markasu Abuubakar AL-sidiiq

Markasu  Abuubakar AL-sidiiq

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Markasu Abuubakar AL-sidiiq, Education, Lascaanod, Laascaanood.

07/07/2026

🌿 Baro Qur'aanka Kariimka Online
Ma rabtaa inaad si sax ah u akhrido Qur'aanka oo aad barato tajwiidka? Ku soo biir duruustayada online oo leh macallimiin khibrad leh. 📖 Casharro qof-qof ah 🕒 Jadwal dabacsan 👦👧 Carruur iyo waaweynba waa la qaabilaa. Isdiiwaangeli maanta!

11/06/2026

Ma jeceshahay inaad Qur'aanka si sax ah u akhrido ama u xifdiso?
Waxaan kuu haynaa: đź“– Barashada akhriska Qur'aanka laga bilaabo heerka aasaasiga ah đź“– Tajwiid iyo hagaajinta makhaarijta đź“– Xifdinta iyo murajaacada Qur'aanka đź“– Macallimiin iyo macallimado aqoon iyo waayo-aragnimo leh đź“– Casharro online ah oo ku habboon carruurta iyo dadka waaweyn
🌹 Ka faa'iidayso wakhtigaaga, kuna xidhnow Kitaabka Alle meel kasta oo aad joogto.
Isdiiwaangelintu way furan tahay hadda!
📞 La xidhiidh: 0634970281

10/06/2026
09/04/2026

📖 Fursad Wanaagsan – Barashada Qur’aanka Kariimka ah

Waxaa laga bilaabay Markaska Abuu Bakar Sadiiq barashada Qur’aanka Kariimka ah (Akhris iyo Tajwiid sax ah).
Casharradu waxay ku habboon yihiin carruurta iyo dadka waaweynba.

✨ Ka faa’iidayso fursaddan si aad u barato Qur’aanka Kariimka ah, una saxdo akhriskaaga.

📍 Goobta: Markaska Abuu Bakar Sadiiq
📞 Wixii faahfaahin ah nala soo xiriir.
0634970281

Kaalay Baro Qur’aanka Kariimka ah – Noloshaada iyo Aakhiradaba iftiin u yeel.

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Lascaanod
Laascaanood