Xanaano skills development

Xanaano skills development

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xanaano skills development, Education, sool, Laascaanood.

kusoo dhawada xarunta hormarinta xirfadaha dumarka ee xanaano,waxa aad ka helaysaan xirfadaha kala ah, barashada cilaanka, dawaarka/Harqaanka,make upka ,dunta iyo design garaynta nashqadaha dharka, iyo dunta

25/04/2026

Kusoo dhawada xirfado heersare ah iyo waxbarasho tayo leh

20/04/2026

Xirfad baa la isku dhaafay aduunka
(Kaalay maanta baro beriba aad ku shaqaysatide)

Goobtu waaa magaalada laascanod aaaga taalada shuhadada

20/04/2026

Kuwani waa Qayb ka mid ah hawlwadeenada iyaga oo marwalba heegaan idinku ah xarunta horumarinta xirfadaha haweenka ee xanaano women development center.

These are some of the staff members who are always on standby at the Women Development Center.

Want your school to be the top-listed School/college in Laascaanood?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Sool
Laascaanood