30/07/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐๐๐ข๐ข 1๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ ๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐-๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐๐ซ๐ข.
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda City College Las'anod waxay si wadajir ah ugu hambalyeynayaan guud ahaan shacabka Waqooyi-bari, Madaxda dowlad-goboleedka, ciidamada kala duwan ee had iyo goor heeganka ugu jira ilaalinta amniga iyo xasilloonida deegaanka.
Hambalyo dhammaantiin sida wadajirka, midnimada iyo wadaninimada leh ee aad maamulkeenna u garab taagantihiin.
Sidoo kale, waxan mar labaad uhanbalyeynaynaa Shacabka Waqooyi-bari ee sida quruxda badan isuugusoo baxay, u a dabaaldegeya xuska maalinkooda.
Waxan Alle ka baryeynaa in Sanadka Sanadkiisa barwaaqo iyo bashbash inagu gaadhsiiyo.