09/12/2025
Monthly exam of English language.
Morning classes
Smart College waa goob lagu barto luuqada Englisha ka iyo culuumta caafimaad, kuso dhawoow
09/12/2025
Monthly exam of English language.
Morning classes
29/11/2025
Qeybta 2aad: ciyaarta
29/11/2025
Xidhitaanka koobka kubada cagta college ka smart
28/11/2025
Koobka sanadlaha ah ee college ka waxa kasoo qayb galay 6 kooxood ugu danbayn waxa iskugu yimid
A3 shift6 vs B3 shift5
Guushuna waxa ay 0:2 ku raacday B3 shift 5 oo ku guulaystay koobkii sanad laha ahaa ee college ka smart.
Hamblyo hamblyo dhaman ardayda gaar ahaan guulaystayaasha ๐ฅ๐๐๏ธ
21/11/2025
21/11/2025
21 Nov, 2025.
Malinta macalimiinta soomaaliyeed Hamblyo macalin.
15/10/2025
๐ Smart College - English Department ๐
Today, our English language students proudly sat for their monthly college examination. ๐
We are so proud of their hard work, commitment, and continuous effort to improve their English skills. ๐
Examinations are not just tests of memory, but steps toward mastery, confidence, and success. ๐ชโจ
Congratulations to all our students for their dedication! Keep striving โ your progress is our pride! ๐
07/10/2025
Waxa malmahan inagu so aadan la qaban donaa koobka kubada agta ee ardayda college ka smart.
18/09/2025
๐โจ Hambalyo weyn ayan u diraynaa arday ka qalin-jebiyey Smart College, Xudun qaybta Nursing.
Dadaalkiinna iyo goโaankiinna ayaa idin keenay guushan. Waxaan idin rajaynayaa mustaqbal ifaya iyo inaad bulshada u noqotaan iftiin caafimaad iyo naxariis. ๐ธ๐
01/09/2025
๐ข WARGELIN MUHIIM AH ๐ข
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardayda waxbarashada jecel ee ku nool magaalada Laascaanood in Smart College โ Kulliyadda Luuqadaha iyo Caafimaadka uu bilaabayo qorista ardayda cusub bisha September.
โ
Fursad gaar ah oo aad ku heli karto xirfado iyo aqoon tayo leh.
โ
Koorsooyin casri ah oo ku habboon suuqa shaqada.
๐ Wixii faahfaahin iyo isdiiwaangelin ah kala xidhiidh:
โข 0634499865
โข 0907108797
Ha ka harin fursadan qaali ah!
31/08/2025
๐Collage ka Smart International College Sool Region faraciisa degmada Xuddun waxaan idinku wargelinaynaa in sanad dugsiyeedka 2025/2026 uu bilaabayo koorsooyin cusub oo ku saabsan luuqadaha, Caafimaadka iyo Farbarashada.
Waxaan qaadanaynaa Diplomooyinka kala ah:
๐ฉบDiploma In Nursing skills
๐Diploma In English Language
๐ iyo Farbarashada.
๐ข Fadlan halkana iskadiiwaangeli Hadda!
๐ama booqo xarunteena oo kutaala dugsiga Imaamu-shaafici qaybta soke.
๐ Telefoon: +252 63 4298081 / +252 90 6582919
28/07/2025
๐ Training Completed!
A group of dedicated trainees have successfully completed a 7-day training in Human Resource Management (HRM).
Throughout the week, they explored essential topics such as recruitment, leadership, employee motivation, and performance management.
๐ We are proud of their commitment and enthusiasm. Congratulations to all!
| Monday | 06:00 - 11:00 |
| 16:00 - 20:30 | |
| Tuesday | 06:00 - 11:00 |
| 16:00 - 20:30 | |
| Wednesday | 06:00 - 11:00 |
| 16:00 - 20:30 | |
| Thursday | 08:00 - 11:00 |
| 16:00 - 18:00 | |
| Friday | 08:00 - 11:00 |
| 16:00 - 18:00 | |
| Saturday | 06:00 - 11:00 |
| 16:00 - 20:30 | |
| Sunday | 06:00 - 11:00 |
| 16:00 - 20:30 |