Find schools & colleges in Hargeisa. Listings include Baasiqaat Language Academy, Saahid Academy center, Focus Institute Of Banking & Finance, Elgula Primary & Secondary School, Dugsiga H/Dhexe Cali Binu Abi Daalib and Hiil Arday Scholarship. Click on each in the list below the map for more information.
Kuliyada Saahid Academy Center kuliyad bulshadada u taagan qaabkii ay xirfadaha bulshada u koriso.
The Focus Institute of Banking and Finance, or FIBF, is the horn of the Africa Professional Institute. FIBF is dedicated to meeting the demands of the academic, research, and Islamic financial sectors. FIBF offers a wide variety of unrivaled courses and
Hiil Arday Scholarships Full & Half Scholarships Your future starts here 📞 Register Now
Markiska al hikma waa markis balaadhan oo bixiya culuumta qur’aanka iyo culuumta shareecada.
British Islamic Academy is a Primary and Secondary school in Hargeisa - Jigjiga Yar - Somaliland.
Dugsiyada Ogaal ee Caalamiga ah: Waa dugsi loogu talogalay in lagu tarbiyeeyo laguna dhiso jiil diin ahaan, aqoon ahaan iyo akhlaaq ahaanba dhisan. Ogaal waa goob waxbarasho oo lagu diyaarinayo hogaamiyeyaasha umadda ee berri.
Fikrcamp is the first coding bootcamp in Somaliland. Attending this bootcamp students are given acce
One of the Best Place to learn English in your mother language which is Af-Somali wherever you are.
ku Soo dhawaw Maskax-Maal Collage oo looga bartay waxbarasho tayo leh
Burhan Academy for Islamic Research and development- Bird, is a research, training, consultancy, and development center based in Hargeisa, Somalilland.
waa Goob waxbarasho oo loogu tallogallay in ardayda lagu baro Maadi iyo Diin si ay usoo baxaan dad ka dhisan Diin iyo Maadi . waa Dugsi cusub oo kaga duwan dugsiyada kale xaga tirada ardayda fasalka fadhiya; xaga Tayada iyo xaga tarbiyeynta Caruurta.
Kuliyadda Culuumta Dhulka (Geology) oo kamid ah kuliyadaha Jaamacadda Almaas, waxaa ladhigtaa 4 sano
الصفحة الرسمية لمدارس الحفاظ الإبتدائية والإعدادية. Pageka rasmiga ah ee dugsiyada Al-Xufaad Schools.
barashada quraanka iyo diinta تعليم القرآن والدراسات الدين الإسلامي