Hambayo Hambalyo Hambalyo
Dufcada 12aad iyo guud ahaanba bahwaynta reer samaraat.
Samaraat schools1
official page of samaraat schools
Welcome to samaraat primary Schools
🌟 Samaraat Primary Schools 🌟
Goob waxbarasho oo lagu dhiso aqoon iyo akhlaaq!
📘 Tacliin tayo sare leh
🤝 Anshax & Edaab dhisan
🌱 Tarbiyo & Akhlaaq suuban
🎓 Arday ku kobcaya hanuun & horumar
17/09/2025
Fasalka 6B – girls waxay muujiyeen aqoon, dadaal, karti iyo kalsooni aqooneed oo heer sare ah. Waxay si hufan ugu muujiyeen waxa ay barteen, iyagoo soo bandhigay barnaamij qiimo leh oo qayb ka ahaa barnaamijka subaxwanaagsan ee daabuulka dugsiga.
Bandhiggoodu wuxuu muujiyey dhiirigelin, wadajir iyo aqoon muuqata oo ka tarjumeysa waxbarashada iyo kartida ay leeyihiin. Waxa kale oo ay tusaale fiican u noqdeen ardayda kale, iyagoo dhiirigelin iyo xusuus wanaagsan uga tagay dhammaan ka qaybgalayaasha.
22/08/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhamaan bahwaynta dugsiyada samaraat schools oo imtixaankii shahaadiga ahaa guulo waa wayn ka soo hooyay
02/08/2025
Ku Soo dhawaada qaybaha luuqadaha ee samaraat schools
Waxa uu qaadanayaa fasalo cusub oo kala ah sidan hoos kuqoran
✅Waxbarasho Tayo leh .
✅Macalimiin Khibrad iyo Aqoon leh .
✅Deegaan ku haboon
30/07/2025
Waxa maanta si rasmi ah noogu soo dhamaaday tababarka macalimiinta iyo maamulka dugsiyada Samaraat.
Tababarkan oo uu bixinayey Aqoonyahan Mr.Axmed maxamed cige waxa uu ahaa mid ay macalimiin iyo maamulba ay kaheleen aqoon korodhsi balaadhan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 20:00 |
| Tuesday | 06:00 - 20:00 |
| Wednesday | 06:00 - 20:00 |
| Friday | 13:00 - 15:00 |
| Saturday | 06:00 - 20:00 |
| Sunday | 06:00 - 20:00 |