16/01/2026
Maamulka dugsiga Al Xufaad waxa uu la socodsiinayaa dhammaan waalidiinta, macalimiinta, ardayda, iyo shaqaale waynahaba in beri oo ah Sabti (17-01-2026) uu dugsigu fasax yahay munaasibadda Al Isra Wal’micraaj awgeed. Sidaa awgeed waxa aynu dugsiga ku soo noqonaynaa maalinta Axada (18-01-2026)
21/07/2025
Registration is open ........
___________________________________________
𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
𝟎𝟔𝟑-𝟒𝟒𝟕𝟒𝟔𝟎𝟒
𝟎𝟔𝟑-𝟒𝟏𝟎𝟑𝟎𝟏𝟒
𝟎𝟔𝟑-𝟒𝟒𝟐𝟎𝟖𝟕𝟕
𝐓𝐢𝐥𝐦𝐚𝐚𝐦:𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐠𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝 𝐒𝐚𝐥𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐛𝐫𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐤𝐨𝐨𝐝𝐛𝐮𝐮𝐫.
Al-Xufaad Schools
الصفحة الرسمية لمدارس الحفاظ الإبتدائية والإعدادية.
Pageka rasmiga ah ee dugsiyada Al-Xufaad Schools.
28/12/2024
Vacant Job For Alxufaad Schools
Shift : Morning
Science and Math Teacher
Classes : 6 , 7 , 8
16/11/2024
Dugsiga Alxufaad waxa uu ku wargelinayaa macalimiinta , waalidiinta iyo ardayda in dugsigu geli doono fasaxa qaran ee labada maalmood ah , waxa aanan ka tacsiyadaynaynaa ehelkii iyo dhammaan umadda Jamhuuriyadda Somaliland Geerida Madaxweynihii h**e Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo )
07/11/2024
OGAYSIIS FASAXA DOORASHADA
𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐋-𝐗𝐔𝐅𝐀𝐀𝐃 waxa uu ogeysiinayaa ardayda, waalidiinta iyo macalimiinta iyadoo la tixgelinayo warqadda ka soo baxday wasaaradda waxbarashada iyo sayniska ee ku aaddan doorashooyinka inagu soo foodda leh in dugsigu geli doono fasax laga bilaabo maalinta 𝑺𝒂𝒃𝒕𝒊𝒅𝒂 oo ku taariikhaysan 𝟬𝟵/𝟭𝟭/𝟮𝟬𝟮𝟰, waxaana dib loogu soo noqon doonaa Dugsiga maalinta 𝑨𝒙𝒂𝒅𝒅𝒂 Taariikhduna tahay 𝟭𝟳/𝟭𝟭/𝟮𝟬𝟮𝟰.
𝑴𝒂𝒉𝒂𝒅𝒔𝒂𝒏𝒊𝒅𝒊𝒊𝒏.
19/09/2024
Ardaydii ugu sarraysay Imtixaaanka Shahaadiga ah ee Sannad Dugsiyeedka 2024-2025
16/09/2024
Waxa Maamulka Dugsiga Al Xufaad ku wargelinayaa uguna Bushaaraynayaa Dhammaan waalidiinta iyo Ardayda Dugsiga Al-Xufaad in Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2023-2024 Lagu dhawaaqi doono maalinta khamiista ee taariikhdu tahay 19/09/2024 , sidaa daraadeed waxa lagu wargelinayaa waalidiinta iyo ardayda in ay Dugsiga yimaadaan si imtixaankana u ogaadaan Shahaadooyinkana loo siiyo.
Allah Mahad leh.
20/07/2024
Dugsiga Al-Xufaad waxa uu ugu Bushaaraynaya bulshada ku dhaqan magaalada Hargeysa in ay bilaabantay diwaan gelinta ardaydii cusbayd ee sannad dugsiyeedka 2024 - 2025
Tilmaan : Dugsigu waxa uu ku yaallaa Waqooyiga saldhiga kood-buur.
wixii Faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh Numberadan hoose :
+252 63 8177424 || +252 63 4068148
26/02/2024
𝐃𝐡𝐢𝐢𝐫𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐮𝐬.
Subaxnimo saaka waxa kulan maamuus iyo dhiirigelin ah loo qabtay ardaydii kaalama h**e u gashay fasaladooda imtixaaankii qaybta h**e ee 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟑-𝟐𝟎𝟐𝟒.
𝐃𝐫:𝐊𝐡𝐚𝐝𝐚𝐫 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 oo ka mid ah waalidinta dugsiga ayaa ardayda u jeediyey 𝐝𝐚𝐫𝐝𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧.
[𝐇𝐨𝐲𝐠𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐤𝐡𝐥𝐚𝐚𝐪𝐝𝐚].
________________________________________
Tilmaan 👇
𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐠𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝 𝐒𝐚𝐥𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐛𝐫𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐤𝐨𝐨𝐝𝐛𝐮𝐮𝐫.
𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
𝟎𝟔𝟑-𝟒𝟒𝟕𝟒𝟔𝟎𝟒|𝟎𝟔𝟑-𝟒𝟏𝟎𝟑𝟎𝟏𝟒|𝟎𝟔𝟑-𝟒𝟒𝟐𝟎𝟖𝟕𝟕