Burhan Academy

Burhan Academy

Share

Burhan Academy for Islamic Research and development- Bird, is a research, training, consultancy, and development center based in Hargeisa, Somalilland.

18/12/2025

Shuruudda Sarrifka
-------------------------------

Sheekh maxamed cabdi yuusuf

18/12/2025
08/12/2025

Axkaamta Kirada
---------------------------

Waa muxaadaro qiimi badan oo ka mid ah Nadwadii Cilmiga ahayd ee arrimaha maaliyadda Islaamka ee Akaademiyadda Burhaan fulisay. Sheekh Mustafe Aadan baa inoo soo tabinaya, Alle miisaanka xasanaadka ha ugu daro, innagana haynagu anfacee.

08/12/2025

Axkaamta Wakaalada
-----------------------
waa muxaadaro kale oo ka mid ah Nadwadii Cilmiga ahayd ee arrimaha maaliyadda Islaamka. waxa inoo soo koobaya Sheekh Faysal Cali Faarax. Alle haka abaal mariyo sheekha, inagana haynagu anfaco.

08/12/2025

Axkaamta sarrifka lacagaha
---------------------------------------------
Waa qayb kale oo ka mid ah Nadwadii Cilmiga ahayd ee arrimaha maaliyadda Islaamka oo ay Akaademiyadda Burhaan qabatay. Waxa inoo kala dhigdhigaya mawduuca sheekh Dr. Xassan Cali Warsame Alle ha barakeeyo eh.

17/11/2025

Iibabka casriga ah ee la xarrimay
-----------------------------------------------------

Waa muxaadaro qiimi badan oo ka mid ah Nadwadii Cilmiga ahayd ee Akaademiyadda Burhaan fulisay. Waa Boorama iyo baratadii Cilmiga. Waxa inoo soo tabinaya Sheekh Dr. Khadar Maxamed Maxamuud Alle ha barakeeyo eh. Ka faa'iidaysi wacan.

17/11/2025

Axkaamta Dillaalka
--------------------------------

Waa muxaadaro qiimi badan oo ka mid ah Nadwadii Cilmiga ahayd ee Akaademiyadda Burhaan fulisay. Waa Boorama iyo baratadii Cilmiga. Waxa inoo soo tabinaya Sheekh Xassan Khayrre Dirir Alle ha barakeeyo eh. Ka faa'iidaysi wacan.

17/11/2025

Dhibaatooyinka Ribada
--------------------------------------

Waa muxaadaro qiimi badan oo ka mid ah Nadwadii Cilmiga ahayd ee Akaademiyadda Burhaan fulisay. Waa Boorama iyo baratadii Cilmiga. Waxa inoo soo tabinaya Sheekh Dr-Abdulqani Hussein Beder Alle ha barakeeyo eh. Ka faa'iidaysi wacan.

Photos from Burhan Academy's post 16/11/2025

Nadwada Cilmiga ah ee arrimaha Maaliyadda Islaamka
Labadii bilood ee u dambeeyey (August iyo September), Akaademiyadda Burhaan ee Cilmi Baadhista Islaamka iyo horumarintu waxa ay fulisay Nadwo-cilmiyeed qiimi badan oo bulshada waxtar badan u leh. Nadwada oo ka koobnayd 13 Muxaadaro, waxa ay ka kala qabsoontay magaalooyinka Hargaysa, Boorama iyo Burco. Nadwadan oo ujeedkeedu ahaa wacyi-gelin, waxbarid, dacwad fidin, iyo diin faafin waxa ka qayb qaatay culimada dalka kuwooda ugu waawayn. Koow iyo tobanka caalim ee hoos ku xusan ayaa ka mid ahaa culimada ka qayb qaadatay Nadwada:

1. Sheekh Cabdillaahi Cali Geelle
2. Sh. Dr. Cabdulqani Xusseen (Beder)
3. Sheekh Maxamed Cali-gadhle
4. Sheekh Cabdiraxmaan Aw Axmed
5. Sheekh Maxamed Ibraahim Jaamac
6. Sh. Dr. Xassan Sh Cali Warsame
7. Sheekh Mustafe Aadam Maxamed
8. Sheekh Faysal Cali Faarax
9. Sheekh Xassan Khayrre Dirir
10. Sh. Dr. Khadar Maxamed Maxamuud
11. Sheekh Maxamed Cabdi Yuusuf

Kaalmaha ay Nadwadu daboolaysay
Nadwadu waxa ay si gaar ah diiradda u saaraysay arrimaha maaliyadda Islaamka iyo axkaamta shareecada ee ganacsiga iyo iibabka. Mawduucyada ay si gaar ah u taabatay Nadwadu waxa ka mid ah:
1. Axkaamta iibka iyo edaabta ganacsiga.
2. Muraabaxada, axkaamteeda, doodaha laga keenay iyo jawaabahooda.
3. Daynta, axkaamteeda iyo Aadaabta dayn-bixinta.
4. Axkaamta iyo shuruudda sarrifka suuqyada dalka iyo kuwa electronic-ga ah
5. Axkaamta kirada si guud. Si gaar ah kirada ku dhammaanaysa lahaanshaha
6. Axkaamta sakaynta ganacsiga
7. Axkaamta wakaaladda
8. Ribada: Khadarteeda diineed iyo dhaqaale
9. Axkaamta iyo edaabta dillaalka
10. Iibabka la xarrimay, kuwii h**e iyo kuwa cusub.

Isu dheellitirka Muxaadarooyinka Nadwada
Mawduucyada iyo muxaadarooyinka Nadwadu waa kuwo -iyaga oo kala duwan-, haddana is dhammaystiraya. Waxa ay si waafi ah oo haddana isku xidhan u buuxinayaan dhinacyada kala duwan ee arrimaha maaliyadda Islaamka.
Waxa ay si farshaxan leh isugu soohayaan masaa'il casri ah iyo kuwii h**e. Muxaadaro kastaa waxa ay ka dhigan tahay xabbad laban (Dhagax) ah oo booskeeda bannaan si fiican u buuxinaysa. Tusaale ahaan, marka Muraabaxada uu inoo qaadaa-dhigo Sheekh Cabdillaahi Cali Geelle, waa in uu Sheekh Dr. Cabdulqani Beder inaga shaafiyaa doodaha iyo su'aalaha laga keeno iibkan Muraabaxada. Sida oo kale, waa in uu inaga haqab tiraa Ribada oo dad badani ay isku qaldaan iibka Muraabaxada.
Taasi waxa ay keenaysaa in uu meesha ka baxo madmadow badan oo dadka qaar kaga jiray muraabaxadu.
Sidoo kale, dadka qaar si badheedh ah isugu qasa iibka Muraabaxada iyo Ribada ayaa gefafkooda dhanka fahamka ah la saxayaa. Waxa aynnu si fiican u kala garanaynnaa Muraabaxada iyo Ribada.
Sidaas oo kale ayey dhammaan muxaadarooyinka Nadwadu isu dheelli tirayaan.

Warbixin buuxda oo ku saabsan nadwada iyo hawlo kale oo ay Akaadiimiyaddu fulisay, waxa aad kaga bogan doontaan Majaladda Hud'hud oo aannu dhowaan halkan idinkula wadaagi doonno, haddii Alle idmo.

13/11/2025

التوازن في حياة المسلم.
يقوم هذا الكون كله على توازن منضبط، فلا الشمس تُدرك القمر ولا الليل سابق النهار {وَكُلٌّ فِي فَلَكٍ يَسْبَحُونَ} [يس: 40].
فكل مجرّات الكون وذراته تعمل في نظام محكم، فلا ينحرف شيء منها عن خطه المرسوم له ولا يطغى أحد على آخر، وإلا لاختل نظام الحياة كلها. وهذا يدل على قدرة الخالق وحكمته وعلمه ولطفه بعباده، كما يدل على وحدانية الله وتفرّده في الأمر، قال تعالى: {مَا ٱتَّخَذَ ٱللَّهُ مِن وَلَدٍۢ وَمَا كَانَ مَعَهُۥ مِنْ إِلَٰهٍ ۚ إِذًا لَّذَهَبَ كُلُّ إِلَٰهٍ بِمَا خَلَقَ وَلَعَلَا بَعْضُهُمْ عَلَىٰ بَعْضٍۢ ۚ سُبْحَٰنَ ٱللَّهِ عَمَّا يَصِفُونَ} [المؤمنون: 91].
وقال جلّ وعلا: {لَوْ كَانَ فِيهِمَا آلِهَةٌ إِلَّا اللَّهُ لَفَسَدَتَا ۚ فَسُبْحَانَ اللَّهِ رَبِّ الْعَرْشِ عَمَّا يَصِفُونَ} [الأنبياء: 22].
كما أن الكون المحيط بنا عالم متوازن، فكذلك يجب أن يكون عمل العبد المؤمن متوازنًا من كل جوانبه، وهذا ما يريده الله من الأمة المسلمة، جماعات كانت أو أفرادًا: {وَكَذَٰلِكَ جَعَلْنَاكُمْ أُمَّةً وَسَطًا لِّتَكُونُوا شُهَدَاءَ عَلَى النَّاسِ وَيَكُونَ الرَّسُولُ عَلَيْكُمْ شَهِيدًا} [البقرة: 143].
فالمسلمون وسط بين الأمم في الخيرية والقيادة، وهم الشهداء العدول.
ولا ينحصر التوازن المطلوب على مستوى الأمة، بل يجب أن يكون عمل كل فرد منها عملًا وسطًا.
يوازن المرء بين عمله المحض للآخرة والعمل الممزوج بين عمل الدنيا وعمل الآخرة، ويوازن في فعل الخيرات، ويوازن كذلك بين العبادات حتى لا تطغى واحدة على حساب الأخرى.
كلما كان العبد جامعًا لأبواب البرّ يكون سابقًا للخيرات ومستحقًا للثواب الأعظم، وعلى هذا جعل الله أبواب الجنة متعددة، وخصّص لكل باب لأرباب أعمال خاصة، فتعدد الأبواب يدل على تنوع أعمال الخير، فمن اجتهد في جمع الأعمال الصالحة المتنوعة استحق أن يدخل الجنة من تلك الأبواب كلها أو حسب ما جاء من أعمالها.
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ: (مَنْ أَنْفَقَ زَوْجَيْنِ فِي سَبِيلِ اللَّهِ، نُودِيَ مِنْ أَبْوَابِ الجَنَّةِ: يَا عَبْدَ اللَّهِ هَذَا خَيْرٌ، فَمَنْ كَانَ مِنْ أَهْلِ الصَّلَاةِ دُعِيَ مِنْ بَابِ الصَّلَاةِ، وَمَنْ كَانَ مِنْ أَهْلِ الجِهَادِ دُعِيَ مِنْ بَابِ الجِهَادِ، وَمَنْ كَانَ مِنْ أَهْلِ الصِّيَامِ دُعِيَ مِنْ بَابِ الرَّيَّانِ، وَمَنْ كَانَ مِنْ أَهْلِ الصَّدَقَةِ دُعِيَ مِنْ بَابِ الصَّدَقَةِ). فَقَالَ أَبُو بَكْرٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ: "بِأَبِي أَنْتَ وَأُمِّي يَا رَسُولَ اللَّهِ! مَا عَلَى مَنْ دُعِيَ مِنْ تِلْكَ الأَبْوَابِ مِنْ ضَرُورَةٍ، فَهَلْ يُدْعَى أَحَدٌ مِنْ تِلْكَ الأَبْوَابِ كُلِّهَا؟" قَالَ: (نَعَمْ، وَأَرْجُو أَنْ تَكُونَ مِنْهُمْ) رواه البخاري (1897)، ومسلم (1027).
ومن رحمة الله تعالى على عباده: أن جعل لهم الدين يسرًا، فلم يكلّف أحدًا أن يكون قمة في كل أمر، بل صحّ عن النبيّ صلى الله عليه وسلم: (إنَّ الدِّينَ يُسْرٌ، وَلَنْ يُشَادَّ الدِّينَ أَحَدٌ إِلَّا غَلَبَهُ، فَسَدِّدُوا وَقَارِبُوا، وَأَبْشِرُوا، وَاسْتَعِينُوا بِالغَدْوَةِ وَالرَّوْحَةِ وَشَيْءٍ مِنَ الدُّلْجَةِ) البخاري (39). وقال: (اعْمَلُوا، فَكُلٌّ مُيَسَّرٌ لِمَا خُلِقَ لَهُ) مسلم (2647).

فمن سهّل الله له كثرة الصيام وفتح له ذلك الباب فهو ممدوح في عمله مأجور عليه، ومن يسر الله له باب الأمر بالمعروف والنهي عن المنكر فهو سابق للخير في بابه وهو مثاب عليه، وكذلك من وفقه الله في تعليم الناس الخير والقرآن فهو سابق في بابه، فكل يعمل على شاكلته وربكم أعلم بمن هو أهدى سبيلًا.
فلا ينبغي تقليل أمر شرعي على حساب أمر شرعي آخر، ولا يجوز إلقاء اللوم على شخص قام بأمر مشروع، على أنه ما قام بأمر مشروع آخر، بل قد يكون هذا اللوم فعلًا مذمومًا إذا خرج من مخرج الاحتقار والتقليل أو التكليف بما لا يطاق أو يكون فيه مشقة على ذلك الشخص.
كما لا يجوز التفاضل بين الأعمال المشروعة من غير استناد شرعي معتبر، ومن المقولات المنحرفة السائدة: "لقمة في فم جائع خير من بناء ألف جامع"! فلا تصح هذه المقولة أبدًا، وإن صحت على الافتراض، فعكسها كذلك يصح على الافتراض: "بناء جامع واحد خير من إطعام ألف جائع"!
فبناء الجوامع عمل جليل وفيه فضل عظيم، ووعد الله من فعل ذلك بأعلى درجات الجنة، كما أن إطعام الطعام عمل جليل يستحق فاعله ثوابًا عظيمًا عند الله، فمن استخف ببناء الجوامع فقد استخف بأمر مشروع يحبه الله ورسوله، وفي هذا إثم عظيم إن لم يكن كفرًا ومنعًا لتعمير وبناء بيوت الله!
ومن الأمور التي يطغى فيها كثير من الناس: تقليب جانب من الأعمال على حساب أعمال أخرى قد تكون أفضل منها بنص الكتاب والسنة، فترى شخصًا يعاتب دائمًا الدعاة على أنهم تخلوا عن السياسة وانشغلوا في تعليم القرآن أو الفقه أو في وعظ الناس في المساجد، وهم -والله- في ثغرة عظيمة وفي عمل صالح نافع، فلا تكن -أخي الفاضل- محاربًا للدّين في ثوب مصلح للأمة!
والذي يجب هو أن يقوم كل امرئ بعمل ما يقدر عليه ويحسنه، ويسدّ من احتياجات الأمة ما استطاع أن يقوم به، ولا يحتقر ما يقوم به غيره، فقد يكون غيره خيرًا منه وأحسن عملاً منه وأنفع، ومن المهلكات أن يعجب المرء بنفسه ويرى غيره أنهم ليسوا على شيء، وفي الحديث: (ثلاث مهلكات: هوى متبع، وشح مطاع، وإعجاب المرء بنفسه).حديث حسن. صحيح الجامع.
والحكمة أن يعذر بعضنا بعضًا. فليقم كل واحد بما يحسنه، وليبْرِئ غيره أنه كفاه شيئًا لم يقم به هو، ولنكن إخوانًا وإن اختلفنا في شيء فما اتفقنا عليه أكثر، وليكن همّنا خدمة هذا الدين العظيم وإصلاح هذه الأمة المباركة المرحومة بنص الكتاب.

والله الموفق وعليه التكلان.
9 ذي القعدة، 1445هـ

Dr-Abdulqani Hussein Beder

25/10/2025

RIBADA IYO DHIBAATOOYINKEEDA
-----------------------------------------------------
Q.1AAD

Waa qayb ka mid ah Nadwadii Cilmiga ahayd ee arrimaha maaliyadda iyo ganacsiga ee dhawaan inooga qabsoontay magaalo-madaxda gobolka Adwal ee Boorama. Dr-Abdulqani Hussein Beder -Allaah haka abaalmariyee- ayaa inoo qaadaa-dhigaya Ribada iyo saamaynteeda taban ee adduun iyo aakhiraba.

La soco qaybaha kale ee Muxaadarada, siina faafi si bulshadu uga faa'iidaysato.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Berbera Road, Maamuus Hotel
Hargeisa