Masjidu Fadxi مسجد الفتح هرجيسا

Masjidu Fadxi مسجد الفتح هرجيسا Duruusta iyo Muxaadrooyuna Diiniga ah

    Hargeysa.
21/08/2026


Hargeysa.

Fursad kale oo qiima badan Dr sh Fathi alle abaalkiisa janno haka yeelo.
12/08/2026

Fursad kale oo qiima badan

Dr sh Fathi alle abaalkiisa janno haka yeelo.

📢 OGAYSIIS MUHIIM AHWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka doonaya barashada cilmiga diinta in uu bilaabanayo kutaabkii (3...
11/08/2026

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka doonaya barashada cilmiga diinta in uu bilaabanayo kutaabkii (3aad ) ee barnaamijka لِيتَفَقَّهُوا.
📖 Waxaa lagu baranayaa kitaabka صفوة الزبد ee Imaam Ibnu Ruslaan رحمه الله.

🎙️ Sheekha: Dr. Fathi Maxamed Maxamuud
📍 Goobta: Masjidka At-Tawfiiq, Xaafadda Siinay
🗓️ Taariikhda: Khamiis, 13/08/2026
⏰ Waqtiga: Kadib Salaadda Subax

🌿 Fursad wanaagsan oo lagu fahmayo cilmiga diinta. Ka faa’iidayso oo ka qaybgal.

📢 OGAYSIIS MUHIIM AHWaxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda iyo dadka doonaya barashada cilmiga in uu bilaabanayo kutaa...
11/08/2026

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda iyo dadka doonaya barashada cilmiga in uu bilaabanayo kutaabkii [Saddexaad] ee barnaamijka Zād al-Muslim al-Saqiir, oo lagu baranayo kitaabka مئة حديث (100 Xadiis).

👳‍♂️ Sheekha: Dr. Fathi Maxamed Maxamuud
📍 Goobta: Masjidka Al-Fatḥi, agagaarka garoonka kubadda cagta
🗓️ Bilowga: Usbuuca soo socda
⏰ Waqtiga: Axad, Isniin & Talaado, kadib Salaadda Maqrib.

28/07/2026

Oo ku saabsan Dawrdii lagu soo Gabagabeeyay Masaajidka Al Fatxi -Hargeysa.

27/07/2026
  " -Hargeysa" 🕣 Waqtiga: 8:30 subaxnimo : 27/7/2026📍 Goobta: Masjidka Al-Fatxi
26/07/2026

" -Hargeysa"

🕣 Waqtiga: 8:30 subaxnimo
: 27/7/2026
📍 Goobta: Masjidka Al-Fatxi

 .  .Waxaa Si Habsami le u qabsoomay Imtaxaankii   ee ka socotay Masajidka al Fatxi ee Magalaada Hargaysa. Imtaxaanka wa...
25/07/2026

.
.
Waxaa Si Habsami le u qabsoomay Imtaxaankii ee ka socotay
Masajidka al Fatxi ee Magalaada Hargaysa.
Imtaxaanka waxaa u Fadhiistay(200) oo Arday(wiilal iyo Gandho).

Barri Dawrada waxaa ku Sacuuman / : C/raxmaan Baashe Suudi.Kalamad Ku saabsan    Ka Faaidaysi wanaagsan.
19/07/2026

Barri Dawrada waxaa ku Sacuuman /
: C/raxmaan Baashe Suudi.
Kalamad Ku saabsan

Ka Faaidaysi wanaagsan.

Barri Dawrada waxaa ku Sacuuman / :Maxamed Xuseen Yuusuf.Kalamad Ku saabsan   .Ka Faaidaysi wanaagsan.
19/07/2026

Barri Dawrada waxaa ku Sacuuman /
:Maxamed Xuseen Yuusuf.
Kalamad Ku saabsan
.
Ka Faaidaysi wanaagsan.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634956969

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjidu Fadxi مسجد الفتح هرجيسا posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category