1-Dug. Waxa uu gudbina Waxbarasho tayeysan. 2- Dug. Waxa uu ubadka ku barbaarinayaa Akhlaaqda Suuban.
Markizkan waxaa lagu bartaa Xifdiga Quraanka Kariimka ah, waxaanu ku yaalaa Degmada Macalim Haaruun. Markizkan waxaa dhigta in kabadan 400 oo arday. Markizka waxaa la dhigtaa labada gelin ba.
Dugsiga H. Dhexe & Barbaarinta 18 May