08/05/2026
Alle 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗶 𝘂 𝘀𝘂𝗴𝗻𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗻𝗼𝗼 𝘀𝘂𝘂𝗿𝘁𝗼 𝗴𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻𝗼 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗶𝗶 𝘂 𝗳𝗮𝗱𝗵𝗶𝗶𝘀𝘁𝗮𝘆 𝗶𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗱𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗛𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮𝗯
𝗢𝗼 𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗵𝗼𝗼𝗯𝗲𝗲𝗻 𝗶𝗻 𝗸𝗮𝗯𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻 𝟮𝟬 𝘀𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹.
𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗵𝗮𝘆𝗱𝗶𝗻𝗸𝘂 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗲𝗲𝘆𝗼 𝗶𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝗴𝗮𝘀𝗵𝗲𝗲𝗻 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗳𝗮𝘀𝗮𝗹𝗸𝗮 𝟴𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗱𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗖𝗮𝗺𝘂𝘂𝗱
04/02/2026
Waxa si rasmi ah u bilaabmay tartanka kubada cagta dugsiyada camuud primary school
27/11/2025
"Markii Aanu Aasaasaynay DugsiyadaCamuud Waxaan Ku Aasaasnay5 ARDAY Maantana Waxay Marayaan700 ARDAY iyo Saa’id"
26/11/2025
Xaflada sanadugsiyeedka 2024-2025 iyo ardayda dhamaysatay quraanka kariimka ah ee dugsiyada camuud
17/08/2025
Hambalyo Hambalyo hambalyo
Waxaan halkan hambalyo iyo duco u marinayaa dhammaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka Qaranka JSL .
Gaar ahaan ardayda ka qalin badalatay Dugsiyada Amoud Schools waxaan leeyahay hambalyo dhamaantiin waad hanateen guushii aad mudada dheer u soo dadaalayseen.