Horn Research and Consulting

Horn Research and Consulting Turning Data into Decisions

Bogeenan waa bog dacwi ah kaas oo aan kusoo gudbin doono muxaadarooyinka culimada somaliyeed, maqaalo islaami ah, iyo sidoo kale maqaalo cilmibaadhis ah. Waxa aan rajaynayaa adna in aad ka qayb qaadan doonto faafinta iyo share garaynta muuqaalada iyo maqaaladeena si uu u gaadho walaal wanaagsan sidaada oo kale.

πŸŒ™ EID MUBARAK πŸŒ™Horn Research and Consulting waxay hambalyoiyo bogaadin u diraysaa, farxaddana la qaybsanaysaa, dhammaan ...
20/03/2026

πŸŒ™ EID MUBARAK πŸŒ™

Horn Research and Consulting waxay hambalyo
iyo bogaadin u diraysaa, farxaddana la qaybsanaysaa, dhammaan ummada
Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada ku nool
gayiga Soomaalida iyo shacab waynaha JSL, munaasibadda ciidda
barakaysan ee Ciidul Fidri awgeed.

Waxaan Ilaahay SWT ka baryaynaa inuu naga
aqbalo soonkii, salaaddii, sakadii, ducadii
iyo dhammaan acmaashii wanaagsanayd ee
aynu soo gudanay bishii barakaysnayd ee
Ramadaan.

Ciid Wanaagsan Markale
Horn Research and Consulting
πŸ“ Hargeisa, SomalilandπŸŒ™

πŸŽ“ Some of Our Previous Research Work – 2025Horn Research & Consulting waxay si guul leh u qabatay cilmi-baarisyo iyo fal...
11/03/2026

πŸŽ“ Some of Our Previous Research Work – 2025

Horn Research & Consulting waxay si guul leh u qabatay cilmi-baarisyo iyo falanqayn xogeed oo la xidhiidha horumarinta bulshada, kaabayaasha dhaqaalaha, iyo arrimaha deegaanka.

Mid ka mid ah cilmi-baarisyadii la qabtay waxay diiradda saartay: β€œAssessing the Impact of Flooding on Road Infrastructure Resilience in Hargeisa.”

Cilmi-baaristan waxay baaraysay:

βœ” Saamaynta fatahaadaha ee waddooyinka magaalada
βœ” Sababaha ugu waaweyn ee keena burburka waddooyinka
βœ” Saamaynta dhaqaale iyo bulsho ee burburka waddooyinka
βœ” Heerka adkaysiga (resilience) iyo awoodda la qabsiga ee kaabayaasha waddooyinka

Natiijooyinka cilmi-baaristu waxay bixiyeen faham qoto dheer iyo talooyin wax ku ool ah oo lagu horumarin karo kaabayaasha magaalada iyo qorshaynta horumarka mustaqbalka.

Adeegyada Horn Research & Consulting
βœ… Research Writing & Guidance
βœ… Data Collection & Digital Surveys
βœ… Data Analysis & Interpretation
βœ… Academic Research Consultation
βœ… Thesis & Project Support (Bachelor & Master)

Adeegyadeennu waxay u furan yihiin ardayda, cilmi-baadhayaasha iyo hay’adaha ku nool Geeska Afrika (Gayiga Soomaalida).

Kusoo biir groupkan, oo soo dalbo adeegan, si laguu taageero: https://chat.whatsapp.com/LK52Z24uPmVKUlYBD5m3i8?mode=gi_t

πŸ“ Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž +252 636 011 888
πŸ“§ [email protected]

Horn Research and Consulting
Turning Data Into Decisions

FURSADDA ARDAYDA HEERKA KOOBAAD (BACHELOR DEGREE)πŸŽ“ Ma diyaarinaysaa Buugaaga Thesis-ka Jaamacadda?Ma u baahan tahay taag...
10/03/2026

FURSADDA ARDAYDA HEERKA KOOBAAD (BACHELOR DEGREE)

πŸŽ“ Ma diyaarinaysaa Buugaaga Thesis-ka Jaamacadda?

Ma u baahan tahay taageero qorista Research Paper-kaaga?

Horn Research & Consulting ayaa kaa caawinaysa inaad guulaysato!

βœ… Hagid talaabo-talaabo ah oo cilmi-baaris
βœ… Taageero qorista iyo habaynta
βœ… Samaynta questionnaires & ururinta xogta
βœ… Falanqaynta xogta & sixid

Ku soo biir groupkan:https://chat.whatsapp.com/LK52Z24uPmVKUlYBD5m3i8?mode=gi_t

Soo saar cilmi-baaris tayo leh oo la jaanqaadaysa shuruudaha jaamacaddaada.

Tixraac:
πŸ“ Hargeysa, Somaliland
πŸ“§ [email protected] | πŸ“ž +252 636 011 888
Turning Data Into Decisions

Ma tahay πŸŽ“ Arday Master ah oo Mashquul Badan?Ma u baahantahay caawimaad dhanka qorista Thesis-ka ama Research-kaaga?Horn...
09/03/2026

Ma tahay πŸŽ“ Arday Master ah oo Mashquul Badan?

Ma u baahantahay caawimaad dhanka qorista Thesis-ka ama Research-kaaga?

Horn Research & Consulting ayaa diyaar kuu ah! Adeegyadeennu waa u furan yihiin dhammaan dadka ku nool Geeska Afrika (Gayiga Soomaalida) ee u baahan taageero cilmi-baariseed.

βœ… Hagid iyo fahansiinta hab-raaca cilmi-baarista
βœ… Taageero qorista Thesis-ka
βœ… Falanqaynta xogta & Soo ururinta xogsi si dhijitaal ah (Digital Data Collection)
βœ… Sixid, review iyo talo-bixin

Ka dhig cilmi-baaristaada nidaamsan, la isku halayn karo, oo sahlan.

Ku soo biir groupkan, si aad u hesho xogo dheeraad ah, ugana mid noqoto bahda Cilmibaadhayaasha: https://chat.whatsapp.com/LK52Z24uPmVKUlYBD5m3i8?mode=gi_t

Tixraaca xarunta:

πŸ“ Hargeysa, Somaliland
πŸ“§ [email protected] | πŸ“ž +252 636 011 888
Turning Data Into Decisions

HORN RESEARCH AND CONSULTINGHorn Research & Consulting is a professional research and consulting firm based in Hargeisa,...
08/03/2026

HORN RESEARCH AND CONSULTING

Horn Research & Consulting is a professional research and consulting firm based in Hargeisa, Somaliland, dedicated to supporting students, researchers, institutions, and organizations in the horn of Africa especially Somalis, with high-quality research services.

The firm specializes in research mentorship, data analysis, academic writing support, and digital data collection.

Our mission is to transform ideas and raw data into meaningful insights that support informed decisions, academic success, and institutional development.

Through expert guidance, practical training, and reliable research solutions, Horn Research & Consulting helps individuals and organizations produce impactful, credible, and well-structured research.

πŸ“ Hargeisa, Somaliland
πŸ“ž +252 636 011 888
πŸ“§ [email protected]

...Version Somali...

Horn Research & Consulting waa xarun cilmi-baaris iyo la-talin xirfadeed oo xarunteedu tahay Hargeysa, Somaliland, taas oo u heellan taageeridda ardayda, cilmi-baarayaasha, hay’adaha iyo ururrada u baahan adeegyo cilmi-baaris oo tayo sare leh ee ku sugan geeska africa, gaar ahaan gayiga Soomaalida.

Xaruntu waxay si gaar ah diiradda u saartaa hagidda cilmi-baarista, falanqaynta xogta, ka-caawinta qorista cilmi-baarista, iyo samaynta hababka casriga ah ee ururinta xogta (digital data collection).

Hadafka xaruntu waa in fikradaha iyo xogta ceeriin loo beddelo faham iyo natiijooyin qiimo leh oo gacan ka geysta go’aan-qaadasho sax ah, guusha tacliimeed, iyo horumarinta hay’adaha.

Iyadoo la adeegsanayo khibrad, hagid wax-ku-ool ah, tababbarro iyo xalal cilmi-baariseed oo la isku halayn karo, Horn Research & Consulting waxay ka caawisaa shakhsiyaadka iyo hay’adaha inay soo saaraan cilmi-baaris tayo leh, la isku halayn karo, isla markaana habaysan.

F.g: Xaruntu waxa ay u furantahay gayiga Soomaalida iyo guud ahaan geeska Africa.

πŸ“ Hargeysa, Somaliland
πŸ“ž +252 636 011 888
πŸ“§ [email protected]

Address

Dumbuluq
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Research and Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Horn Research and Consulting:

Shortcuts

Share