Find schools & colleges in Berbera. Listings include Codka Qaranka Somaliland, Yovenco- Youth Volunteers For Development & Environment Conservation, Zhaakir awaale, Gollis University Berbera Campus, Abaarso Tech University Berbera and Rasmi Tech Academy. Click on each in the list below the map for more information.
Empowering People & Enhancing Lives Through Community Driven Initiatives since 2001.
Gollis University-Berbera Empowers Its students, to Become Professional Leaders.
The Mission of Abaarso Tech University is to provide the best possible education opportunities to our students.
Technology-yadu Waa Furaha Horumarka Mustaqbal Waara. https://rasmiacademy.com
Mission an Online and offline institute that offers quality-oriented education with certifications
🚀 Macahdka Al-risaala Berbera, waa macahd lagu barto culuumta shareecada & luqada carabiga. 📍 Macahdku waxa uu udhowyahay garoon-ka rooga (HORSEED STADIUM) ☎️Kala xidhiidh-: 634754973 | 634549137
📚Boggan waxaad ka heli doontaa aqoon ku saabsan #shareecadda islaamka , #qaannuunka iyo #luqada carabiga.
Her Space Platform Meel ay gabdhuhu ku helaan kalsooni, taageero iyo fursado ay ku horumariyaan naftooda iyo mustaqbalkooda.
NADIR Institute of Safety waa xarun waxbarsho oo e-learning ah, oo lagu barto qaybaha kala duwan ee culuumta Safety-ga, waana machadkii ugu horeeyey soomaalida ee soo bandhiga culuumta safety-ga oo lagu bixinayo Af-somali.
Hoodaale Life Skills is a leading academic institution located in Berbera, Somaliland.
Alhuda waa goob lagu barto diin iyo maadiba waxa uu ka kooban yay qaybta dugsiga hoose dhexe iyo qaybta xifdiga quraanka kariimka ah
Kobkinta aqoonta diinteena suuban ee islaamku waa furaha nolosha aduun iyo aakhiraba
Qalinka wax suureeya halkad doonto kugu sima ✍️