Abdaal primary and intermediate school

Abdaal primary and intermediate school Aqoon La'aani waa iftiin La'aan

Dhamaanba waxan halkan ka hambalyaynayaa ardayda dugsiga Abdaal primary school ee sannad-dugsiyeedka 2022-2023 u fadhiis...
14/09/2023

Dhamaanba waxan halkan ka hambalyaynayaa ardayda dugsiga Abdaal primary school ee sannad-dugsiyeedka 2022-2023 u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah kuwaas oo ku baxay kaalmo aad u sareeya dhamaantiiba hambalyo hambalyo hambalyo

Dhamaanba waxa la ogaysiinayaa waalidinta iyo ardayda wax ka barata dugsiga H/dhexe Abdaal primary school inay si toosa ...
05/08/2023

Dhamaanba waxa la ogaysiinayaa waalidinta iyo ardayda wax ka barata dugsiga H/dhexe Abdaal primary school inay si toosa u bilaamatay taariikhda 5/8/2023 waxbarashadii sannad dugsiyeedka 2023-2024

Hadaba dhamaanba ardayda waxa lagu adkaynayaa inay wakhtiga dhawraan

Hadaba dhamaanba wa

04/04/2023
06/11/2022
Xafladii abaalmarinta ardaydii kaalamaha ka gashay imtixaanadkii naqliga ahaa iyo shahaadiga ee sannad dugsiyeedki 2021-...
06/11/2022

Xafladii abaalmarinta ardaydii kaalamaha ka gashay imtixaanadkii naqliga ahaa iyo shahaadiga ee sannad dugsiyeedki 2021-2022

Dhamaanba waan hambalyaynayaa ardayda

Waxa saaka si rasmi ah nugu bilaamay imtixaanka shaahadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2021-2022 dhamaan ardayda kala duwan...
11/06/2022

Waxa saaka si rasmi ah nugu bilaamay imtixaanka shaahadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2021-2022 dhamaan ardayda kala duwan ee u fadhiisatay imtixaankas waxan u rajaynayaa guul gaar ahaan ardayda dugsiga hoose dhexe ee Abdaal
GuuuuL GuuuuuL GuuuuuL

Waxan halkan hambalyo wacan uga dirayaa dhamaanba ardayda dugsiga hoose dhexe ee abdaal oo si weyn uga qayb qaatay xuska...
18/05/2022

Waxan halkan hambalyo wacan uga dirayaa dhamaanba ardayda dugsiga hoose dhexe ee abdaal oo si weyn uga qayb qaatay xuska 18maY

Address

Berbera

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:30
Tuesday 07:00 - 12:30
Wednesday 07:00 - 12:30
Saturday 07:00 - 12:30
Sunday 07:00 - 12:30

Telephone

+252634296124

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdaal primary and intermediate school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abdaal primary and intermediate school:

Shortcuts

Share

Category