Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud

Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud, School, Berbera.

10/04/2024

CIID MUBAARAK

Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL oo uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Dr Axmed Aadan Buuxane waxay Dhambaal Hambalyo ah la wadaagayaan guud ahaan shacbi waynaha JSL, si gaara bahda waxbarashada Munaasibadda Ciidul Fidriga Awgeed.

عيد مبارك‎ كل عام وأنتم بخير تقبل الله من ومنكم صالح الاعمال

Rugta Kutubta Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud
19/03/2024

Rugta Kutubta Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud

Maamule Caydaruus Cali Xasan, maamulaha Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud.
18/03/2024

Maamule Caydaruus Cali Xasan, maamulaha Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud.

17/03/2024

Maamulihii h**e ee Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud, Sh. Cali Cige Cawaale, marxalado badan buu dugsiga kala soo dabbaashay. Miisaanka xasanaadka Alle ha ugu daro.

17/03/2024
Aaway ardaydii ka baxday (alumni) Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud, fadlan Follow gareeya oo Share gareeya Page-...
29/12/2023

Aaway ardaydii ka baxday (alumni) Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud, fadlan Follow gareeya oo Share gareeya Page-ka rasmiga ah ee dugsiga.

28/12/2023
Koobkii uu qaaday Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud, Berbera
28/12/2023

Koobkii uu qaaday Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud, Berbera

Qaar ka mida barayaasha Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud. Waa macallin da' yar oo wada akhlaaq iyo aqoon badan. ...
28/12/2023

Qaar ka mida barayaasha Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud. Waa macallin da' yar oo wada akhlaaq iyo aqoon badan. Bare wanaagsan ayaa bulsho wanaajiya.

Alle ha innoo barakeeyo macalimiintu meel ay joogaan ba.

28/12/2023

Ciyaaruhu waxa ay ka mid yihiin waxyaalaha kor u qaada caafimaadka jidhka, ka maskaxda iyo in uu qofku ka helo firfircooni si uu wax u baran karo. Sidoo kale waa u madadaalo iyo is dhex gal dhallinyarada.

Ninkani waa Sidiiq yare oo arday dhigta
Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud oo ah arday firfircoon oo dedaal badan.

28/12/2023

Macallin Axmed Xasan Ducaale oo muddo dheer ka hawl gelaayay dugsiga Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud, Berbera.

Alle ha u siyaadiyo caafimaadka, cimrigana ha u barakeeyo.

Address

Berbera

Telephone

+2524421666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Dhexe ee Saaxil - Siciid Daa'uud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category