02/12/2025
Kuliyada caafimaadka
Waa ardayda sem 4 ee kuliyada caafimaadka, siiba nursing oo maanta bilaabay xisadahoodii pratical, ardaydani waxay u diyaar-garoobayaan inay qayb ka noqdaan mihnad layaasha caafimaad Gobolka Saaxil.
Jaamacadu waxay ugu tala-gashay inay soo saarto arday ka dhisan aqoonta la dabaqay (pratical) oo ah mid ardaygu bulashadiisa iyo degeenkiisa wax ku celin karo.
Waxa ku wahelinaya sawirkan macallin Kayse Abti-doon, oo course baxinaya.
Gollis waa dhisaha mustaqbalka ardayga.
English language.
These are fourth-semester students from the Faculty of Health Sciences, specifically the Nursing Department, who have begun their practical sessions today. The students are preparing to become part of the professional healthcare in the Saaxil region.
The university aims to produce graduates with strong applied (practical) skills students who are able to contribute effectively to their communities and local environments.
Gollis University is committed to building the future of its students.