16/12/2023
NOOCYADA NAVIGATIONKA BADDA IYO SHARAXAADOODA KAFAA IIDEYSI WACAN
?
Navigationku Waa Badan Yahay Waxay Kala Yihiin
,
,
Iyo Space Navigation.
Hadaan Soo Qaadano Marine Navigation(Navigationka Bada)
Navigationka Baddu Waa Cilmiga Ama Artis Ka Helida Ama Xisaabinta Positionka Markabka Bada Dhexdeeda Waqti Walba Iyo Kaxeentiisa Si Safe Ah From Place To Place.
?
1) Coastal Navigation( Jeexida Ama Marida Xeebaha)
Macnaheeda Waa Marka Markabku Uu Ku Socdo Xeebta Asiga Oo Ku Tashanaya Dhismayaasha Ku Teedsan Xeebaha Oo Ay Indhuhu Qaban Karaan Si U Garto Jihooyinka , Asiga Oo Isticmaalaya Kaliya Compass U Saran Markabka Ama Doonta. Ama Asiga Isticmaalaya Radar Kana Qaadanaya Jihada Iyo Masaafada Si Uu U Helo Position Ka Uu Taaganyahay , Dhismayaasha La Isticmaalo Waxaa Ka Mida Sida
Light House Yada, Minaaradaha Masaajidada, Guryaha Dhaadheer, Iyo Derbiyada In Dhuhu Qabanayaan Iyo Iwixii Lamida.
BE TAKEN WHEN SAILING NEAR COASTAL(TAXADARKA LOO BAAHAN YAHAY MARKA LAGU SOCDO XEEBAHA)
Waxaa Jira Waxyaabo Qatar Ku Ah Markabka Marka Uu Jeexayo Xeebaha,Loona Baahan Yahay In Aad Looga Foojignaado , Sid….. Dhagaxda(Marine Rocks), Coral Reefs, Iyo Meelaha Shallowga Ah Oo Aay Biyuhu Ku Yaryihiin, Doomaha Kaluumeysiga, Maraakiibta Degtay Wrecks, Maraakiibta Geleysa Ama Ka Baxeysa Dekedaha Iyo Anchorageka Iyo Wixii La Hal Maala.
2) Off Sh**e Navigation(Jeexida Ama Marida Badweynta Ama Biyaha Furan )
Waa Marka Uu Markabku Ku Socdo Badweynta Open Sea Kana Fogyahay Xeebaha Oo aanu Awoodin Aragtida Wax Xeeb Ah Hadeey Ahaan Laheed Eegid Toos Ah Ama Raadaarka , Qeybtaan Markabku waxa kaliya uu sku haleynaayo waa navigational instruments kaliy iyo nidaamyada kale ee lagu xisaabiyo position ka sida global positioning sysmeska gps and glonass iyo wixii lamida
Iyo celestial navigationka sida qoraxda ,dayaxa ,xidigaha.
W|Q| Mariner Abdisamed Ibraahim