ODAY intermediate school sheikh

ODAY intermediate school sheikh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ODAY intermediate school sheikh, School, Berbera.

02/08/2026
OGAYSIIS _OGAYSIISDHAMAAN WAALIDKA IYO ARDAYDA WAXA LA OGAYSIINAYA IN SABTIDA LA FURAYO ISKUULKII .IYADA OO ARDAYDA LA S...
30/07/2026

OGAYSIIS _OGAYSIIS

DHAMAAN WAALIDKA IYO ARDAYDA WAXA LA OGAYSIINAYA IN SABTIDA LA FURAYO ISKUULKII .

IYADA OO ARDAYDA LA SIIN DOONO

AGABKII WAXBARASHADA SIDA : SHANDAD QALIMAN BUUGAAG HADDABA ARDAY WALBA WAXA LALA SOCODSIINAYA IN SABTIDA 1_08_2026 AY SOO XAADIRAAN

Tacsiinaalilahi wa ina ilayhi raajicun .dhamaan macalimiinta iyo shaqaalaha dugsiga dhexe ee oday x.maxamed waxa ay tacs...
16/07/2026

Tacsi

inaalilahi wa ina ilayhi raajicun .

dhamaan macalimiinta iyo shaqaalaha dugsiga dhexe ee oday x.maxamed
waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan gudoomiyaha waxbarshada degmada iyo dhamaan reer x.ibraahim x.cabdilaahi oo aabahood ibraahim x.cabadilaahi ( dhoolayare) saaka ku geeriyooday degmada sheikh.
waxa ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo.
inagana samir iyo imaan inaga siiyo
Aamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin

dhamaan ardayda u fadhiisatay imtixaanka fasalada 8aad ee shahaadiga waxaan u rajaynaynaa guul sidii lagu yaqaanay kaalm...
02/07/2026

dhamaan ardayda u fadhiisatay imtixaanka fasalada 8aad ee shahaadiga waxaan u rajaynaynaa guul sidii lagu yaqaanay kaalmaha sare insha allah

xusuus lama ilaaabana 13 may 2026 arbaca waxa dhoola tus diyaar garow ah ku qabanay barxada dugsiga dhexe ee oday x.maxa...
13/05/2026

xusuus lama ilaaabana 13 may 2026 arbaca waxa dhoola tus diyaar garow ah ku qabanay barxada dugsiga dhexe ee oday x.maxamed .
iyaga oo nagala soo qayb galay gudida qaban qaabada diyaar garowga ololaha 18ka may

06/05/2026
diyaar garowga xuska 18ka may ODAY INTERMEDIATE SCHOOL
06/05/2026

diyaar garowga xuska 18ka may ODAY INTERMEDIATE SCHOOL

waxa maanta oo taariikhdu tahay 14 04 2026 ka bilaabmay iskuulka dhexe ee oday x.maxamed ee degmada  sheikh koob dhex ma...
14/04/2026

waxa maanta oo taariikhdu tahay 14 04 2026 ka bilaabmay iskuulka dhexe ee oday x.maxamed ee degmada sheikh koob dhex maraya ardayda iskuulka koobkaas oo lagu xusayo macalinkii weynaa alle haw naxariistee XUSEEN MAXAMED NUUR

macalinkaa oo ka hawl geli jirey dugsiga dhexe ee oday xaaji maxamed.

La jaanqaadka technology ee sanadaha cusub horaa loo soconayaa .
30/08/2025

La jaanqaadka technology ee sanadaha cusub horaa loo soconayaa .

Address

Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ODAY intermediate school sheikh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to ODAY intermediate school sheikh:

Shortcuts

Share

Category