Dabayl -wayne Secondry Broarding School

Dabayl -wayne Secondry Broarding School Education

10/06/2026

๐‰๐š๐๐ฐ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐๐จ๐ข๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ก ๐„๐ž ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”-๐ค๐š.

Jadwalka rasmiga ah ee imtixaanka shahaadiga ah ee ๐’‡๐’‚๐’”๐’‚๐’๐’๐’‚๐’…๐’‚ 4-๐’‚๐’‚๐’… ๐’†๐’† ๐’…๐’–๐’ˆ๐’”๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐’”๐’‚๐’“๐’† ee sannad dugsiyadeedka 2025-2026-ka.

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo Shaqaalaha kala duwan ee dugsiga sare ee hoyga ee DABAYL-WAY...
05/06/2026

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo Shaqaalaha kala duwan ee dugsiga sare ee hoyga ee DABAYL-WAYNE waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtiil uu ka baxay marxuum KHAALId CABDI CIISE oo caawa gaadhi ku jiidhay Dacar-budhuq. Waxaan si gaara uga tacsiyadeenayaa hooyo ARDO CALI XUSEEN oo marxuunka hooyadii ahayn, kana tirsanay shaqaalaha dugsiga DABAYL-WAYNE.
Waxaan Alle uga baryayaa inuu marxuumka dembigiisa dhaafo, naxariistiisa Jannooyinkana ku mannaysto, gaar ahaan Jannatul Firdowsa. Samir iyo iimaan buuxana haka siiyo dhammaan qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday.

Aamiin Amiin Amiin.

18/05/2026
18/05/2026

Xuska 18 May iyo Dugsiga Dabayl-wayne ee Dagmada Mandheera.

Address

Between The Hargeisa And The Berbera
Berbera

Telephone

+252634445337

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dabayl -wayne Secondry Broarding School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dabayl -wayne Secondry Broarding School:

Shortcuts

Share

Category