08/06/2026
Imtixaanka Final-semesterka oo si rasmi ah ugu bilaabmay ardayda heerka kobaad ee Jaamacada Rift Valley Faraceeda Berbera...
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rift Valley Univeristy, Berbera, Somaliland, College & University, Ku xigta xafiska Sima marine ee xafada Barwaqo, Berbera.
08/06/2026
Imtixaanka Final-semesterka oo si rasmi ah ugu bilaabmay ardayda heerka kobaad ee Jaamacada Rift Valley Faraceeda Berbera...
05/06/2026
Jumce Wanagsan Dhamaan Umada islaamka meel kasta ood joogtan.
Kuna Seliya xabiibkena Muhammad (SCW)
26/05/2026
๐โจ Ciidul Adxaa Mubaarak โจ๐
Rift Valley University waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda, macallimiinta, shaqaalaha, waalidiinta, iyo guud ahaan bulshada munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa awgeed.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ciiddaan kheyrkeeda, nabaddeeda, farxaddeeda, iyo barwaaqadeeda nagu gaarsiiyo annaga iyo ummadda Islaamka oo dhan.
Ilaahay ha naga aqbalo cibaadada, ducada, iyo acmaasha wanaagsan.
๐๐ Ciid Mubaarak!
Sanadkan sanadkiisa caafimaad, nabad, iyo guul ku gaadha.
22/05/2026
On 18-May, the President of Rift Valley University joined students in proudly celebrating the historic Independence Day of Somaliland. โค๏ธ๐ค๐
The celebration was filled with unity, joy, and patriotism as students and university leadership came together to honor the sacrifices, resilience, and bright future of our nation.
Happy 18-May to all Somalilanders around the world!
18/05/2026
๐๐๐ฉ๐ฉ๐ฒ ๐๐ ๐๐๐ฒ.
As we commemorate ๐๐ง๐๐๐ฉ๐๐ง๐๐๐ง๐๐ ๐๐๐ฒ, we reaffirm our commitment to education, innovation, and national development. ๐๐จ๐ง๐ ๐ซ๐๐ญ๐ฎ๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐ฅ๐ฅ ๐๐ข๐ญ๐ข๐ณ๐๐ง๐ฌ on this proud national occasion.
May this historic day continue to inspire unity, progress, and prosperity for generations to come.
๐ Berbera, Somaliland
๐ Contact Us: 741125 | 063-4292208
๐ Visit Us: Barwaqo Village - Next to Sima Marine office or Yousof Ali Nour Office
Fariinta tahniyadda maalinta qaran ee 18 May. Waxa aynu u dabaal dagaynaa 35 sanno oo xornimo iyo qaranimo ah.
16/05/2026
18-ka May 2026 โ Hambalyo Somaliland ๐
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Rift Valley University waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Somaliland munaasabadda qaaliga ah ee 18-ka May, maalinta dib ula soo noqoshada madax-bannaanida Somaliland.
Maalintani waa astaan muujinaysa:
โจ Midnimo
โจ Nabadda
โจ Horumarka
โจ Geesinimada shacabka Somaliland
Waxaan rajaynaynaa mustaqbal ifaya oo ay dhalinyaradu door weyn ka qaataan dhismaha dalka iyo horumarkiisa.
๐ Hambalyo 18 May dhammaan shacabka Somaliland!
๐ Berbera โ Somaliland
09/05/2026
Ka faaidaysi wacan
๐๐ แแฐ แแญ แแแญ แแถ แแแแญ แตแแ
แฅแตแ ๐
แจ10+ แแแซแต แฅแ 40+ แฉแแจแญแฒแฒแแฝ แซแ แแแ แ
แตแ แญแแซ แซแแแญแฑ ๐
โ
แ3 แแซแต แแ แตแแ แ
โ
แซแ แแแ แ
แตแ แญแแซ
โ
แจแฉแแจแญแฒแฒ แ
แ แ แฐแฅแณแค แจแฐแแ แ แ แแ แฅแป แจแแจแแแ แต
โ
แแ AโZ แจแแญ แแแญ แตแแ
แญแต แตแแ
โ
แจแตแฎแแญแบแ แแแแจแป แตแแ แ
โ
แจแฐแแซแฉ แตแฎแแญแบแแฝแ แจแแแแต แฅแตแ
แจแตแแ
แญแต แแณแจแป แแแซแต:
๐บ๐ธ แ แแชแซ | ๐จ๐ฆ แซแแณ | ๐ฌ๐ง แฅแแแแ | ๐ซ๐ท แแจแแณแญ
๐ฉ๐ช แแญแแ | ๐ฎ๐น แฃแแซแ | ๐ฆ๐ช แฑแฃแญ | ๐ฒ๐พ แแแขแซ แฅแ แแแฝแ
๐ แแ แแณแฐแ แญแฝแแ?
แจแแญแตแฉแแฃ แฒแแช แฅแ แแตแฐแญแต แฐแแชแแฝ
๐ แจแแแแฃ แแแก แฅแแตแฃ แแแฆแต 02
๐ แฆแณแก แแแแแแฃ แจHyatt Regency แแต แแแตแฃ แ แ แฒแต แ แ แฃ แฒแซแตแญ แ แณแซแฝ
โ ๏ธ แซแแ แฆแณ แแตแ แตแแแ
แจแณแฝ แฃแแ แแแญ แ แแแ แญแแแแก๐
https://forms.gle/m4kD9QwrHgyZavvj9
08/05/2026
FOUNDATION IFRS PRINCIPLES TRAINING
Kor u qaad aqoontaada xisaabaadka iyo heerarka caalamiga ah ee maaliyadda.
Jaamacadda Rift Valley University โ Faraceeda Berbera waxay si sharaf leh idiinku wargelinaysaa in uu bilaabanayo tababar ku saabsan Foundation IFRS Principles, kaas oo lagu baranayo mabaadiโda aasaasiga ah ee IFRS iyo fahamka warbixinnada maaliyadeed.
๐ Tababarka: Foundation IFRS Principles
๐
Bilaabmaya: Sabtida, 09-May-2026
๐๏ธ Maalmaha: Sabti & Salaasa
โณ Muddada: 8 Maalmood
๐ Shahaado: Haa
๐ Goobta: Berbera Youth Center
โจ Tababarkan wuxuu ku habboon yahay:
โข Ardayda Accounting & Finance
โข Shaqaalaha xisaabaadka iyo maamulka
โข Ganacsatada
โข Qof kasta oo doonaya inuu faham wanaagsan ka helo IFRS Principles
๐ Nala Soo Xiriir:
741125 | 0636318366
๐ Ka faaโiidayso fursaddan si aad u kobciso aqoontaada xirfadeed una hesho shahaado rasmi ah.