14/02/2026
إنّا لله وإنّا إليهِ رَاجعُون
Maamulka, macallimiinta, hawl wadeennada iyo ardayda jaamacadda Abaarso Tech University Berbera, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan macallin Hibaad Maxamed Cilmi oo ka tirsan barayaasha jaamacadda, oo uu aabaheed Maxamed Cilmi Cige geeriyootay.
Waxa aynu Alle uga baryaynaa in uu naxariistii janno Firdawsa siiyo, ehelada iyo macaariiftana samir buuxa ka siiyo.
29/01/2026
Aqoonkorodhsigii ay ardayda Heerka Labaad (Masters Degree) ee Kuuliyadda Logistics and Supply Chain Management ay u tegeen goobo ay kamid yihiin Kastamka Berbera, Dekedda Berbera iyo Berbera Economic Free Zone.
18/01/2026
Ardayda heerka 1aad (Bachelor Degree) ee sannadka 1aad (Freshman Students) ayaa si guul ah uga gudbay imtixaankoodii kalka 1aad (Midterm Exam). Waxaanu u rejaynaynaa nasiib wanaagsan iyo dedaal badan.
15/01/2026
Aqoonyahan Cali Jaamac ayaa habeenkii xalay ahaa ardayda iyo bulshada kale ba kala hadlay baraarujinta awoodaha aadamaha.
14/01/2026
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan ardaydii sannadkan is diwaangelisay master programs kala duwan ee jaamacadda Abaarso Tech Berbera in ay classeskii bilaabmayaan Wiigan inshaAllah.
12/01/2026
PUBLIC NOTICE 📢
Abaarso Tech University Berbera cordially invites students and the general public to a special public lecture titled:
“What Makes You, You?”
🗣 Guest Speaker: Ali Jama
Founder of The Reset, a movement focused on emotional clarity, self-leadership, and human transformation.
📅 Date: 14 January 2026
⏰ Time: 7:00 PM
📍 Venue: Berbera Youth Center
Join us for an inspiring evening of reflection, self-discovery, and personal growth.
All are welcome.
03/01/2026
Mr. Abdinur Mohamed Abdi has been appointed as the Dean of the Faculty of Business and Social Sciences at Abaarso Tech University, Berbera Campus.
Mr. Abdinur is a dedicated academic with experience in teaching and academic leadership.
The University is confident that his expertise and commitment will play a vital role in strengthening academic excellence and program development within the Faculty of Business and Social Sciences.
03/01/2026
Mr. Ahmed Saleban Saed (Ahmed Afwadaadle) has been formally appointed as the Dean of the Faculty of Law at Abaarso Tech University, Berbera Campus.
Mr. Ahmed is among the emerging academics serving in Berbera and has completed all levels of his education, culminating in a Master’s degree obtained in Ethiopia.
The University expresses strong confidence that his academic background, teaching experience, and professional commitment will contribute significantly to the academic growth and institutional development of the Faculty of Law.
31/12/2025
Abaarso Tech University is proud to promote its English Language Program, designed to give you the skills that open doors in education, career, & business.