Her Space Platform

Her Space Platform

Share

Her Space Platform
Meel ay gabdhuhu ku helaan kalsooni, taageero iyo fursado ay ku horumariyaan naftooda iyo mustaqbalkooda.

African-led Climate Solutions | CIFOR-ICRAF 21/04/2026

๐Ÿ“ฃ Join the conversation on climate action in Africa

From 21โ€“23 April 2026, CIFOR-ICRAF will host the African States Sensitization Conference on the International Court of Justice (ICJ) Advisory Opinion on Climate Change at the CIFOR-ICRAF Campus in Nairobi and online.

This three-day conference brings together policymakers, legal experts, scientists and practitioners from across East Africa and the Horn of Africa to examine how international climate law can inform action at national and regional levels.

Key topics include:
โ€ข Climate justice, accountability and equity
โ€ข Policy and legal pathways
โ€ข Climate litigation, finance, and loss and damage
โ€ข Regional coordination and implementation

๐Ÿ“ Nairobi & Online
๐Ÿ“… 21โ€“23 April 2026

Learn more / Register to join:๐Ÿ”— https://bit.ly/4tKXmPW

Ministry of Foreign Affairs Kenya | Ministry of Environment, Climate Change & Forestry | University of Nairobi | Queen Mary University of London | Kabarak University | International Court of Justice |

African-led Climate Solutions | CIFOR-ICRAF The Center for International Forestry Research and World Agroforestry (CIFOR-ICRAF) harnesses the power of trees, forests and agroforestry landscapes to address the most pressing global challenges of our time โ€“ biodiversity loss, climate change, food security, livelihoods and inequity. CIFOR and I...

26/03/2026

Fursad Caalami ah oo Dhalinyarada loogu talagalay! ๐ŸŒ

Dhalinyaro, ha seegin fursaddan qiimaha badan!

Waxaa hadda furan ICANN87 Fellowship Program 2026 โ€“ barnaamij si buuxda loo maalgeliyay oo lagu tagayo shir caalami ah oo ka dhici doona Oman ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฒ. ๏ฟผ

Fellowship-kan wuxuu siinayaa dhalinyarada:
โœ… Tababar iyo aqoon ku saabsan Internet governance
โœ… Fursad aad kula kulanto khubaro caalami ah
โœ… Safar iyo hoy oo la daboolayo
โœ… Lacag yar oo kharashyada kale lagu caawiyo ๏ฟผ

๐Ÿ“Œ Shuruudaha muhiimka ah:
โ€ข Inaad tahay 21 sano ama ka weyn
โ€ข Inaad xiisaynayso teknoolojiyada, internet-ka, ama siyaasadaha dijitaalka
โ€ข Inaad diyaar u tahay barasho iyo ka qaybgal firfircoon ๏ฟผ

๐Ÿ—“ Deadline: 19 April 2026 ๏ฟผ

๐Ÿ’ก Tani waa fursad gaar ah oo aad ku matali karto bulshadaada isla markaana aad ku horumarin karto xirfadahaaga!

๐Ÿ”— Codso halkan:
https://opportunitiesforyouth.org/2026/03/24/icann87-fellowship-2026-fully-funded-global-opportunity-to-attend-the-icann-annual-general-meeting-in-oman/

๐Ÿ‘‰ Fadlan la wadaag dhalinyarada kale si ay uga faaโ€™iidaystaan!

19/03/2026

Eid Mubarak from Her Space Platform โœจ๐ŸŒ™

On this blessed occasion of Eid, we celebrate not only joy and togetherness, but also the strength, resilience, and dreams of every girl and young woman in our community.

May this Eid bring you peace, happiness, and endless opportunities to grow, lead, and shine.

At Her Space, we remain committed to empowering girls through learning, leadership, and supportโ€”today and always.

Let this Eid be a reminder: your voice matters, your dreams are valid, and your future is bright.

12/03/2026

๐ŸŒ Fully Funded Climate Fellowship Opportunity University of Ghana

Applications are now open for the Africa Climate Collaborative Project (ACCAP) Postgraduate Fellowship at the University of Ghana, in partnership with the Mastercard Foundation.

This fellowship is designed for ambitious scholars from West Africa who are passionate about becoming future leaders in climate resilience and sustainability.

๐ŸŽ“ Available Programs:
โ€ข Master's
โ€ข PhD
โ€ข Postdoctoral Research

๐Ÿ“Œ What the Fellowship Offers:
โœ” Full tuition at the University of Ghana
โœ” Research support
โœ” Accommodation
โœ” Monthly stipend
โœ” Mentorship from experienced faculty and research leaders
โœ” Opportunities for international research collaboration

The program strongly encourages applications from women, persons with disabilities, refugees, and internally displaced persons.

๐Ÿ“… Eligibility: Applicants must be 18-35 years old as of 1 August 2026
๐Ÿ—“ Deadline: 31 May 2026

Apply here: https://accapp.ug.edu.gh

Letโ€™s empower the next generation of climate leaders in Africa. ๐ŸŒฑ

08/03/2026

Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka โ€“ 8da Maarso

Maanta waa maalin aynu ku maamuusno geesinimada, awoodda, iyo kartida haweenka iyo gabdhaha. Haweenku waa laf-dhabarta bulshada; waa kuwa dhisa qoyska, kobciya bulshada, isla markaana horseeda isbeddel wanaagsan.

Waxaad lafdhabar u tihiin Islam ka Allah waxa uu ุณูˆุฑุฉ ุงู„ู†ุณุงุก ุงูŠุฉ (ูกูฉ) isaga oo dhibka inoo diidaya ku yidhi : ู‚ุงู„ -ุชุนุงู„ู‰-: (ูŠูŽุง ุฃูŽูŠู‘ูู‡ูŽุง ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ุขู…ูŽู†ููˆุง ู„ูŽุง ูŠูŽุญูู„ู‘ู ู„ูŽูƒูู…ู’ ุฃูŽู† ุชูŽุฑูุซููˆุง ุงู„ู†ูู‘ุณูŽุงุกูŽ ูƒูŽุฑู’ู‡ู‹ุง ูˆูŽู„ูŽุง ุชูŽุนู’ุถูู„ููˆู‡ูู†ู‘ูŽ ู„ูุชูŽุฐู’ู‡ูŽุจููˆุง ุจูุจูŽุนู’ุถู ู…ูŽุง ุขุชูŽูŠู’ุชูู…ููˆู‡ูู†ู‘ูŽ ุฅูู„ู‘ูŽุง ุฃูŽู† ูŠูŽุฃู’ุชููŠู†ูŽ ุจูููŽุงุญูุดูŽุฉู ู…ู‘ูุจูŽูŠูู‘ู†ูŽุฉู ูˆูŽุนูŽุงุดูุฑููˆู‡ูู†ู‘ูŽ ุจูุงู„ู’ู…ูŽุนู’ุฑููˆูู ููŽุฅูู† ูƒูŽุฑูู‡ู’ุชูู…ููˆู‡ูู†ู‘ูŽ ููŽุนูŽุณูŽู‰ูฐ ุฃูŽู† ุชูŽูƒู’ุฑูŽู‡ููˆุง ุดูŽูŠู’ุฆู‹ุง ูˆูŽูŠูŽุฌู’ุนูŽู„ูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู€ู‡ู ูููŠู‡ู ุฎูŽูŠู’ุฑู‹ุง.

Sidoo kale rasuulkeena suuban ayaa xadiis dardaaran ah ku yidhi โ€ŽูˆููŠ ุฐู„ูƒ ูŠู‚ูˆู„ ุงู„ู†ุจูŠ ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ: ยซุงุชู‚ูˆุง ุงู„ู„ู‡ ููŠ ุงู„ู†ุณุงุก ูุฅู†ู‡ู† ุนูˆุงู† ุนู†ุฏูƒู…ุŒ ุฃุฎุฐุชู…ูˆู‡ู† ุจุฃู…ุงู†ุฉ ุงู„ู„ู‡ุŒ ูˆุงุณุชุญู„ู„ุชู… ูุฑูˆุฌู‡ู† ุจูƒู„ู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ุŒ ูˆู„ู‡ู† ุนู„ูŠูƒู… ุฑุฒู‚ู‡ู†ุŒ ูˆูƒุณูˆุชู‡ู† ุจุงู„ู…ุนุฑูˆูยป.

Gabdhaha iyo haweenka qaaliga ahow, ha illoobina in riyooyinkiinnu qiimo leeyihiin. Codkiinnu waa muhiim, awooddiinnuna waa mid beddeli karta mustaqbalka.

Aan sii wadno taageeridda, dhiirrigelinta, iyo kor u qaadidda midba midka kale si aynu u dhisno bulsho caddaalad iyo fursado siman leh.

Hambalyo 8da Maarso dhammaan haweenka iyo gabdhaha!

Waxaad tihiin xoog, iftiin, iyo rajada mustaqbalka.

27/02/2026

Ogeysiis Furitaan Rasmi ah โ€“ Her Space (Berbera)

Waxaan si rasmi ah ugu faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno โ€“ Madal Awood-siinta Gabdhaha, oo ah hindise bulsho ku saleysan oo laga aasaasay magaalada Berbera.

Her Space waxaa loogu talagalay in ay bixiso taageero habaysan iyo hagid (mentorship) loogu talagalay gabdhaha daโ€™da 15โ€“19 jir iyo ardayda jaamacadaha. Madashu waxay diiradda saareysaa dhisidda kalsoonida, xoojinta ka-qaybgalka waxbarashada, iyo diyaarinta gabdhaha si ay u noqdaan hoggaamiyeyaal iyo xirfadlayaal mustaqbalka.

Qodobada ugu muhiimsan ee aan diiradda saarno waxaa ka mid ah:

โ€ข Horumarinta shakhsiyadda iyo kalsoonida nafta
โ€ข Dhiirrigelinta waxbarashada iyo xirfadaha nolosha
โ€ข Diyaargarowga shaqo iyo hagid xirfadeed
โ€ข Xirfadaha hoggaaminta iyo isgaarsiinta
โ€ข Kulan hagitaan oo ammaan ah oo furan

Her Space waxay ka bilaabanaysaa Berbera iyadoo ah mashruuc tijaabo ah (pilot), iyadoo hiigsigeedu yahay in mustaqbalka lagu ballaariyo meelo kale. Ujeeddadu waa in la abuuro jawi ammaan ah, taageero leh, oo awood siinaya gabdhaha iyo haweenka daโ€™da yar si ay u noqdaan kuwo kalsooni leh oo wax ku biiriya bulshadooda.

Hindisahan wuxuu ka tarjumayaa aaminsanaan adag: marka gabdhaha lagu qalabeeyo xirfado, hagid iyo fursado, waxay si fiican ugu diyaarsan yihiin inay qaabeeyaan mustaqbalkooda isla markaana saameyn togan ku yeeshaan bulshada.

Waxaan soo dhoweyneynaa wada-shaqeyn ka timaadda macallimiin, hoggaamiyeyaasha bulshada, mutadawiciin iyo bah-wadaag kasta oo nala wadaaga aragtidan.

Wadajir ayaan u dhisi karnaa saldhig adag jiilka soo koraya.

โ€” Aasaasaha, Her Space
Berbera, Somaliland

27/02/2026

Official Launch Announcement โ€“ Her Space (Berbera)

We are pleased to officially introduce โ€“ Girls Empowerment Platform, a new community-based initiative established in Berbera.

Her Space is designed to provide structured support and mentorship to teenage girls (15โ€“19) and university students. The platform focuses on building confidence, strengthening educational engagement, and preparing young women for leadership and professional growth.

Our core areas of focus include:

โ€ข Personal development and self-confidence
โ€ข Academic motivation and life skills
โ€ข Career readiness and professional guidance
โ€ข Leadership and communication skills
โ€ข Safe and guided mentorship discussions

Her Space begins in Berbera as a pilot initiative with the vision of expanding its reach in the future. The goal is to create a safe, supportive, and empowering environment where girls and young women can grow into confident and capable contributors to their communities.

This initiative reflects a strong belief: when young women are equipped with skills, guidance, and opportunity, they are better prepared to shape their futures and positively impact society.

We welcome collaboration from educators, community leaders, volunteers, and partners who share this vision.

Together, we can build stronger foundations for the next generation.

โ€” Founder, Her Space
Berbera, Somaliland

17/07/2023
17/07/2023

Kooxdan waxa aad u isticmaali kartaa si aad maxamadowga iyo haaraha iskaga goyso adiga oo habeenkii ku seexanaya kuwa kalena isku nadiifinaya sida Hydrating cleanser ๐ŸŒธ

29/05/2023

asc guys
maanta waxan kahadli doonaa faaidooyinka face mask ama dabool wajiyeedka wajiga lagu nadiifiyo.
waxa uu face mask gabi ahaan ba jidhka uleeyahay faaidooyin badan, gaar ahaana wajiga. hadaba waxa aynu dhawr ka sheegi doona faidooyinkiisa.

1: waxa uu wajiga kasaaraa wasakhda ama madmadowga gala duleelada wajiga.
2: waxa uu siiyaa wajiga ama jidhka bilic iyo dhalaal isaga oo ka qaaadaya gabi ahaanba jidhkii dhintay.
3: waxa uu jidhka iyo wajigaba ka dhigaa kuwo jilicsan oo faasi ah.

hadaba waxa jira noocyo badan oo face mask ah ku waas oo loogu talo galay dhamaan noocyada jidhka ee aan h**e usoo sheegnay.
sidaa darteed waxa haboon in aad doorato ama isticmaasho nooca kugu haboon.
badanka face mask waxa la isticmaalaa todobaadkii labo goor.
sidoo kale marka la isticmaalayo face mask waxba lalama marsado ama lagama hoos marsado si uu jidhka si qoto dheer ugu nadiifiyo.

21/05/2023

asc guys. manta waxan rabnaa in aan idinla wadaagno warbixin aad iyo aad u muhiim ah. taas oo ah dhaqista wajiga.

DHAQISTA WAJIGA.
1: hada ba xilima ayay fiicantahay in wajiga la dhaqo?
waxa ay fiicantahay in wajiga la dhaqo marka aad subaxa h**e soo kacdid gaar ahaan dadka wajiga saliida badan kuleh. lkn hadaad dadka wajiga qalalan ama isku jirka tahay waxa wacan in aad saliida dabiiciga ah ee habeenkii jidhku soo saaro ka dhaqin wajiga waayo waxa ay kusiinaysaa bilic gaar ah.
sidoo kala waxa ay aad muhiim utahay in wajiga ladhaqo habeenkii.
sidookale waxa aad wajiga dhiqi ama maydhi kartaa kahor markasta oo aad wax marsanaysid iyo kadiba.

2: maxaan wajiga ku dhiqi ama maydhi karaa?
qof waliba waxa uu illahay usameeyay jidh iyo maqaar gaar ah saan ognahay sidaasi darteed waxa kala mid noqonaya gabi ahaanba qaab ka ama waxyaabaha uu qofwaliba wajigiisa u isticmalaalayo in uu ku maydho. sida dadka wajiga qalalan waxa ay isticmaalayaan nooc ku haboon sidookale kuwa wajiga saliida leh iyo kuwa isku jirka ah.

3: qaabkee ayaan wajiga u qalajiyaa kadib marka aay maydho?
waxa aad uwanaagsan in aad qalajinta wajigaaga u isticmaashid tuwaal aaad ujilicsan isla markaana aan wajiga xaganayn.
waxa gabi ahaanba aan banaanayn in aad wajiga iskii udayso in uu uqalalo ama aad u isticmaasho waxyaabo qalafsan sida dharka aad xidhantahay ama maro aan nadiif ahayn.
kuwaasi waxa ay wajiga kusababi karaan ( HAARO,NABARO iyo MADMADOW) aan ba ayn waqti dheer.

hadaba fadlan wixii suaalo ah noogu reeb commentiga
waad mahadsantihiin.

Want your school to be the top-listed School/college?

Telephone

Website