Rasmi Tech Academy

Rasmi Tech Academy

Share

Technology-yadu Waa Furaha Horumarka Mustaqbal Waara. https://rasmiacademy.com RASMI TECH ACADEMY

18/09/2025

https://rasmiacademy.com
Ku soo biir oo Rukumo Rasmi Tech Academy , madal aqooneed oo aad heli karto adigoo gurigaaga , goobtaada shaqada iyo xarumahaaga gaarka jooga.

Aqoonta / courses ka plat fromkan ku jira waxa kamid ah :

- WordPress full project website ah
- Data recovery and management
- Database build uses for VB,SQ,JAVA

01/05/2022
11/04/2022

Maxadka Tababarka Technology-yada
Delete garee whatspp GB status iyadoon wax coppy ahi kaa hadhayn.

08/04/2022

Maxadka Tababarka Technology-yada

Photos from Rasmi Tech Academy's post 07/04/2022

Maxadka Tababarka Technology-yada
Hoyga Hal Abuurka Digital Technology ga Casriga ah.
Dooro Course ka ama Xirfada Tijnoolojiyadeed aad jeceshahay kuna Barro Wakhti Kooban Si Tayo sare leh.
Course kasta wuxuu kugu soo gadhi doona Hab practicale iyo Theory labadaba.

Photos from Rasmi Tech Academy's post 06/04/2022

Maxadka Tababarka Technology-yada
Waxa Mudo 3 maalmooda socda Dufcaddii labaad ee Nashqadaynta CV ga ( CV Desiners )

Hoyga Hal Abuurka Digital Technology ga Casriga.

Haddii aad xiisaynayso Ku Soo Biir Bahda Maxadka Tababarka Technology yada
Kuna baro Saacado kooban iyo Maalmo Mudaysan fadliga Bisha Ramadaan Darteed.

06/04/2022

Maxadka Tababarka Technology-yada
Hoyga Hal Abuurka Digital Technology ga

Sidee dib loogu soo celin karaa Document / Xog aanad save garayn oo kaa baxday ama Don't Save gacantuba kaaga Dhacday?

Dabcan Haa Waa Maangal Waana la soo celin karaa.

Muuqan oo dhamaystiran......

Want your school to be the top-listed School/college in Berbera?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Berbera-somaliland
Berbera
25263