Find schools & colleges in Burco. Listings include Abwaan idiris cllaahi manhure, Tusmo Training Center, Voice Of Ainabo, Cabdicasiis axmed diriiye, Burao Languages Center and Maxadka Al hidaayah معهد الهداية في برعو. Click on each in the list below the map for more information.
Idiris claahi Xasan dhalasho 1/1/1988 Ku nool somaliya habena aan marti noqon Mushaxaya
Burao Languages Center offers practical, high-quality language training for learners of all levels in Burao.
معهد الهداية ، للدراسات الإسلامية واللغة العربية Machadka Al-hidaaya , ee Barashada Culuumta shareecada iyo luuqada caracbida ee magaalada burco
Kusoo dhawoow Dugsiga Caalamiga ah ee Kampala Schools oo nawgu kaalay waxbarasho tayo sare leh iyo deegaan habboon
This is the official page of School of Postgraduate Studies and Research at University of Burao.
Waxaa naga helaysaan casharo aad u xiisa badan oo ku saabsan luqada English ka ah iyo weliba casharo ku saabsan computer ka. waxaan meesha ka maqnayn dhiiri gelin iyo waxayaabo kale oo aad u xiisa badan
“Advancing Healthcare through Science and Diagnostics”
Trang thông tin của Trường THCS Hàm Kiệm, huyện Hàm Thuận Nam
Dugsiga Ikhlaas wuxuu bixiya barbaarinta hore (KG), waxbarashada hoose (Primary) iyo tan dhexe (Intermediate), taas oo u saamaxda ardayga in uu helo nidaam waxbarasho oo isku xiran, joogto ah oo si tartiib tartiib ah ugu kobciya aqoontiisa.
MA DOONAYSAA INAAD QURAANKA KU BARATO ONLINE? WAXAANU DADKA BARNAA MAADOOYINKAN SOO SOCDA: ✅ Qur’aanka Kariimka ✅ Higaadda Carabiga ✅Af-soomaaliga ✅ Culuumta Shareecada NAGALA SOO XIDHIIDH: 📞 WhatsApp: +252 638768785
Ku soo dhawoow Hadaf College – Xarunta Horumarka Aqoonta iyo Xirfadaha. Hadaf College waa kulliyad u taagan horumarinta barashada luuqadaha iyo kobcinta xirfadaha aasaasiga ah ee nolosha. Waxaan bixinnaa waxbarasho tayo sare leh gaaf ahaan luuqadaha .
Nujuum academy waxa ay kuu diyarisay barashada khadadka carabiga iyo laatiiniga iyo barashada luqada
Aflax Islamic Online Academy waa goob waxbarasho casri ah oo loogu talagalay qof kasta oo Muslim ah oo raba inuu horumar ka sameeyo barashada diinta Islaamka.
kusoo dhawoow Hiigsi Skills Burco hiigsi skills burco waa xarun bixisa tabobaro xirfadeed xirfadaha hadda diyarka ah waxa ka mida xinaha 'dawaarka, make up
To be a leading hub of student support and development at the University of Burao.