Hadaf college معهد الهدف

Hadaf college معهد الهدف

Share

Ku soo dhawoow Hadaf College – Xarunta Horumarka Aqoonta iyo Xirfadaha. Waxaan bixinnaa waxbarasho tayo sare leh gaaf ahaan luuqadaha .

Hadaf College waa kulliyad u taagan horumarinta barashada luuqadaha iyo kobcinta xirfadaha aasaasiga ah ee nolosha.

Photos from ‎Hadaf college معهد الهدف‎'s post 14/08/2026

🎓 XAFADDII GUDDOONSIISTA SHAHAADOYINKA 🎓

Ardaydii ka qayb-gashay Short Courses-kii ay hoggaaminaysay xirfadda Public Speaking, oo ay ka mid ahaayeen:

🔹 Public Speaking
🔹 CV Writing
🔹 Teacher Training
🔹 First Aid

ayaa si sharaf iyo farxad leh loo guddoonsiiyay shahaadooyinkoodii, kaddib markii ay si guul leh u dhammaysteen barnaamijkii 2-da bilood ahaa. 🎓👏

Ma doonaysaa inaad adiguna ka mid noqoto ardayda xigta ee fursaddan ka faa’iidaysata?

📢 Ha seegin fursadda!
Isdiiwaangelintu hadda way socotaa.

📍 Xarunta Hadaf College – معهد الهدف

👉 Isdiiwaangeli maanta, oo bilow safarkaaga aqoonta iyo xirfadda.

11/08/2026

28/07/2026

🔊

Fadlan haddii aad doonayso inaad hanato xirfada fagaare ka hadalka
oo aad is leedahay noqo ( Public speaking) fadlan waxa kaa xigtaa waa isdiwaangelinta uun . iska diwaangeli xafiiska ama numberkan- 0636413552.

24/07/2026
Photos from ‎Hadaf college معهد الهدف‎'s post 21/07/2026

Ka faa’iidayso fursadahan dahabiga ah.

Photos from ‎Hadaf college معهد الهدف‎'s post 20/07/2026

Kusoo dhawoow HADAF COLLEGE
oo aad ka heli karayso short courses free
iyo full Courses caadi ah.

La wadaagna saaxiibadaa si ay uga faaideystaan fursaddan.

17/07/2026

16/07/2026

#اللغةالعربيةالفصحى #معهدالهدف
#مرحبابكم

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Fooqa Ka Soo Horjeeda Masaajidka Badha Badha
Burco