Kaah schools burco
Kaah Schools burao
kusoo dhawoow Dugsiga Hoose Dhexe ee Kaah, magaalada Burco gaar ahaan xaafada Nafaqo.wixii faah faahin ah kala xidhiidh lanbarada 063-8222223.
08/08/2025
29/07/2025
Kuso dhawoow dugsiga kaah Schools
23/07/2025
Dawro cilmiyeed ka bilaabmaysa baalinta bariya masaajidka ina qulunbe ee magaalada burco halaga faa idaysto insha allaa
23/07/2025
Maasha allaa arday iyo macalimiintoodii allaa ha barakeeyo
22/07/2025
Dugsiyada hoose-dhexe ee Kaah oo looga bartay waxbarasho tayo leh, waxa uu ku wargelinayaa waalidiinta, in diiwaan-gelinta sannad-dugsiyeedka cusub 2025-2026, ay bilaabantay kana socoto Xarunta Dugsiga ee Xaafadda Nafaqo.
Fadlan booqo xarunta diiwaan-gelintu ka socoto ama wac talafanada hoos. .
063-8222223
063-4163144
063-4598077
22/07/2025
Ogaysiis ๐ ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ ๐ฎ๐ต:
Dugsiga hoose-dhexe ee KAAH oo looga bartay waxbarasho tayo leh, wuxuu ku wargelinayaa waalidiinta ku nool gobalka togdheer in diiwaan-gelinta sannad-dugsiyeedka cusub ee ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ, ay ka bilaabmi doonto Xarunta dugsiga ee xaafada nafaqo . Tirada ardayda la qaadanayaa waa mid xaddidan ee fadlan booqo xarunta dugsiga ay diiwaan-gelintu ka socoto ama soo wac telefoonada nambaradoodu hoos ku qoran yihiin:
Saacadaha Shaqada: ๐:๐๐ Am - ๐๐:๐๐ Pm
4:00Pm - 5: 30 pm
๐๐๐-8222223
๐๐๐-4163144
๐๐๐-4598077
๐๐5-7412226
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Nafaqo Sreet
Burco
252