Dugsiga Al-ikhlaas

Call Directions

Dugsiga Al-ikhlaas Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Al-ikhlaas, Education, Burco.

Waxaa la qaadanaya 5 arday Hada is diiwan gali   : 063-3978505
26/07/2026

Waxaa la qaadanaya 5 arday
Hada is diiwan gali : 063-3978505

Maamulka Markaska Al-Ikhlaas – Burco wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda dhammaysatay waxbarashadooda...
26/07/2026

Maamulka Markaska Al-Ikhlaas – Burco wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda dhammaysatay waxbarashadooda jaamacadeed. Waxaan Alle SWT uga baryaynaa inuu ku guuleeyo dadaalkoodii, u fududeeyo mustaqbalkooda, kana dhigo kuwo cilmigooda iyo dalkoodaba anfaca.
Hambalyo iyo guul ayaan idiin rajaynaynaa.
Najaah Universtiy of Burao - جامعة النجاح في برعو

Soo Laabasho Wanaasan
03/07/2026

Soo Laabasho Wanaasan

05/06/2026

𝗠𝗮𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻? 𝗠𝗮𝗱𝗼𝗼𝗻𝗲𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗳𝗮𝗿𝗾𝘂𝗿𝘅𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗰𝗮𝗿𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮?
𝗠𝗮𝘄𝗲𝘆𝗱𝗮𝘆 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗹𝗮’𝗱𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗺𝗲𝗲𝗹𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮𝗯𝗮𝗿𝗮𝘁𝗼 𝗼𝗼 𝘀𝗮𝘅𝗮𝗻?

Waxaanu kuu diyaarinay koorso isku xiran oo aan ka diyaarinay farqurxinta oo dhameystiran iyo qeybaheeda kala duwan.
𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐢𝐦𝐨, 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚𝐛𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐥𝐛𝐨 : +𝟮𝟱𝟮 63 3978505

Ka faaiideeysi wacan reer burcoowKhamiista iyo Jimcaha 8:00 ilaa 9:30Goobtu waa  BurcoXaafada Tuurta
12/04/2026

Ka faaiideeysi wacan reer burcoow
Khamiista iyo Jimcaha 8:00 ilaa 9:30
Goobtu waa Burco
Xaafada Tuurta

10/01/2026
10/12/2025

Qalbiga ilmuhu waa warqad cad, waxaad ku qorto ayaa noloshiisa ka muuqan doona.

09/12/2025

Qaar kamid ah ardayda Dugsiga Al-ikhlaas Oo maanta galay imtaxaankii

05/12/2025

مركز الإخلاص برعو

Habeen danbe insha Allah waxa Masjidka Madiina ka jirta xafladda furitaanka Dawrada Xadiithka ee Dr Xasan Sh Cali.Waxaan...
10/10/2025

Habeen danbe insha Allah waxa Masjidka Madiina ka jirta xafladda furitaanka Dawrada Xadiithka ee Dr Xasan Sh Cali.

Waxaana xafladda ka soo qayb galaya culimo waa wayn oo inoo soo safraysa iyo Culimadeenii gobolka.

Halaga soo qayb galo

Address

Burco

Telephone

+252634354472

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Al-ikhlaas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category