𝗗𝗮𝗮𝗰𝗶𝗴𝗮 𝗺𝗶𝘆𝗶𝗴𝗮 𝘂 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗸𝗵𝘁𝗶𝗴𝗮 𝗳𝗮𝘀𝗮𝘅𝗮 𝘅𝗮𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮.
Waxaa jira fursado aad u muhiimah wakhtigan waxaana ka mid ah:
1- dhigista caqiidada iyo sixista tawxiidka madaama uu yahay waajibka uugu horreeya,
Waliba waxaan ku nasteexayn-lahaa in laga dhigo darsiga duhurka , wakhtigaas ayay dadka baadiyuhu isu yimaadaan.
2- waa in dadka labaraa salaadda waliba lagu baraarujiyaa shuruudda arkaanta iyo waliba qaladaadka sida dum'niinada oo la fududeeyo.
3- waa in dadka loo cadeeya waajibka sakada iyo nisaabyadeeda .
4-dumarka waa in lasiiyaa kulanno iyo muxaadiraat u gaara madaama hooyadu tarbiyadaynta ubadka qayb wayn ka tahay.
5-waalidiinta waa in lagu baraarujiyaa tarbiyadaynta da, yarta sida in jaanis loo siiyo barashada quraanka iyo culuumta shareecada.
6- daaci safarkaaga si laguugu qoro tallaabadaada iyo socodka taayirka gaadhiga ha illaawin ikhlaaska
بارك الله فيكم إخواني .
Maxadka Al hidaayah معهد الهداية في برعو
معهد الهداية ، للدراسات الإسلامية واللغة العربية
Machadka Al-hidaaya , ee Barashada Culuumta shareecada iyo luuqada caracbida ee magaalada burco
https://t.me/Alciidiabumuhamedjamac
من خرج إلى البادية والقرى في وقت الصيف ، فقد أعطاه الله الفرصة إن استفاد منها .
١- أول المهمات تصحيح العقائد ، وتعليم معنى كلمة التوحيد وشروطها ، وأنصح أن يكون هذا الدرس قبيل الظهر ؛ إذ هو وقت الاجتماع .
٢- علموهم كيف يصلون تطبيقيا ، وأشيروا عليهم أهمية أركان الصلاة وشروطها ، لا سيما الطمأنينة .
٣- بينوا لهم وجوب أداء الزكاة ، وأنصبتها .
٤- أعطوا النساء نصيبهن من الموعظة الحسنة ؛ لأنهن الركن المهم في تربية الأولاد .
٥- نبهوا على الوالدين أهمية تربية الأولاد ، وخاصة الصلاة وتقوية صلتهم بالله ، وليعلموهم القران ، وليعطوهم الفرصة لذلك بدل استعمالهم لرعي الأغنام والأبل .
وفقنا الله وإياكم لما يحبه ويرضاه.
14/06/2026
𝟐𝟖. 𝐃𝐮𝐥𝐱𝐢𝐣𝐚𝐡. 𝟏𝟒𝟒𝟕- Maamulka 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐥 𝐡𝐢𝐝𝐚𝐚𝐲𝐚𝐡 معهد الهداية في برعو 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐝𝐚𝐧 ayaa soo xidhay imtaxaankii xidhitaanka sannadka 1446-1447
12/06/2026
اللهم إنا نسألك علما نافعا ، وعملا متقبلا.
01/06/2026
26/05/2026
عيـــد مبــارك .
26/05/2026
Halkan ka akhriso ducooyinkii nebiga kuna ducayso maalinka wayn ee carafa.
https://t.me/Alciidiabumuhamedjamac/1522
Acmaasha maalinka carafa.
25/05/2026
Barri waa carafo.
Soomkeedu waxaa lagu dhaafaa 2 sano danbigeeda.
Ducadeeduna waa ducada uugu khayrka badan.
22/05/2026
جمعة مباركة.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
هدن
Burco