Kampala Schools

Kampala Schools

Share

Kusoo dhawoow Dugsiga Caalamiga ah ee Kampala Schools oo nawgu kaalay waxbarasho tayo sare leh iyo deegaan habboon

05/06/2026

๐…๐ž๐ž๐๐›๐š๐œ๐ค 1

๐™ˆ๐™–๐™ญ๐™–๐™ข๐™š๐™™ waa Arday ka mid ah bartayaasha ๐™ข๐™–๐™–๐™™๐™–๐™™๐™– ๐™ญ๐™ž๐™จ๐™–๐™–๐™—๐™ฉ๐™– ee fasalka koowaad ilaa 8โ€aad ka bartay Kampala Schools.

๐‘ฒ๐’‚๐’Ž๐’‘๐’‚๐’๐’‚ ๐‘บ๐’„๐’‰๐’๐’๐’,๐’˜๐’‚๐’™๐’‚๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’‰๐’†๐’๐’‚๐’š๐’”๐’‚ :
Manhaj tayaysan,macalimiin khibrad fiicanle iyo hab fudud oo lagu diyaariyay maadada xisaabta.

๐™†๐™– ๐™ข๐™ž๐™™ ๐™ฃ๐™ค๐™ฆ๐™ค ๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™ฎ๐™™๐™– ๐™†๐™–๐™ข๐™ฅ๐™–๐™ก๐™– ๐™Ž๐™˜๐™๐™ค๐™ค๐™ก๐™จ ๐™ ๐™– ๐™—๐™–๐™ง๐™–๐™ฉ๐™– ๐™ข๐™–๐™–๐™™๐™–๐™™๐™– ๐™ญ๐™ž๐™จ๐™–๐™–๐™—๐™ฉ๐™–.

Mathematic learner's feedback.

Photos from Kampala Schools's post 05/06/2026

๐๐š๐ฒ๐›๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‡๐š๐›๐ž๐ž๐ง๐ค๐ข๐ข
dhigata Kampala Schools

Salaadda maqrib kadib ilaa 9โ€ka habeennimo Kampala School qaybta Waxbarashada dadka waaweyn waxaad helaysa fasallo aad qayb ka noqon karto.

Pictures ๐Ÿ“ธ

Photos from Kampala Schools's post 01/06/2026

Qayb ka mid ah Bareโ€yaasha Kampala Schools ka hawl gala.

Kampala waxaa kugu diyaaraya macallimiin khibrad fiicanle,aqoon sare, xirfad bare iyo takhasus uu leh waxa ay dhigayaan ugu kaallay Kampala Schools.

Teacher's at Kampala Schools.

Photos from Kampala Schools's post 20/05/2026

Fasallada Xisaabta

Fasallada xiisaabta oo si toosa uga socda Kampala ; da,waxaanku diyaarinay qayb lawgu talo galay ardayda dugsiyada dhigta ee ku hooseeya maadooyinka xisaabta iyo Englishta oo qaab fudfud lawga dhisaayo muddo kooban,anaga oo raacayna manhaj tayaysan oo lawgu talo galay ardaydaas,habaysan oo sifiican loo diyaariyay.

Kaallay Kampala Schools oo dhiska maskaxdaada iyo midda ubadkaaga.

Sawirro Q.4-aad.

Photos from Kampala Schools's post 20/05/2026

Fasallada Kaabista Xisaabta

Fasallada xiisaabta oo si toosa uga socda Kampala ; waxaanku diyaarinay qayb lawgu talo galay ardayda dugsiyada dhigta ee ku hooseeya maadooyinka xisaabta iyo Englishta oo qaab fudfud lawga dhisaayo muddo kooban,anaga oo raacayna manhaj tayaysan oo lawgu talo galay ardaydaas,habaysan oo sifiican loo diyaariyay.

Kaallay Kampala Schools oo dhiska maskaxdaada iyo midda ubadkaaga.

Photos from Kampala Schools's post 20/05/2026

Sawirro Q.2โ€aad

Waxbarashada Dadka waaweyn ( Adult Education ) ayaa si toosa uga socota dugsiga Kampala galinka h**e iyo dambe'ba.

Photos from Kampala Schools's post 20/05/2026

Q.1โ€aad sawirro
Waxbarashada Adult Educationโ€ka oo si toosa uga socota Kampala Schools

Photos from Kampala Schools's post 14/04/2026

Waxbarashadu waa aas'aaska nolosha,udub dhexaadka iyo tiirka horumarka nolosha adduun iyo aaakhiro labadaba.

Is dhis,kusoo biir Kampala Schools fasallada xisaabta.

12/04/2026

๐Ÿ“ข Ma rabtaa inaad horumariso waxbarashadaada?
H**e u gaadh Kampala Schools oo hada is diwaan gali
๐Ÿ•watiyada la heli karo!
โœ… Galinka h**e
โœ… Galinka dambe
โœ… Habeenkii
๐Ÿ•’ Dooro waqtiga kugu habboon
๐Ÿ“š Waxbarasho tayo leh oo la isku halayn karo
๐Ÿš€ Waqtigaada ha lumin โ€” is qor maanta!
๐Ÿ“ Goobta: Dhinaca galbeed ee Masaajidka Aqooye
(Agagaarka Biriishka Xaarwada)
๐Ÿ“ฒ Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir WhatsApp-ka hoos ku lifaaqan

03/04/2026

๐Ÿ“ขโœจ ogaysiis?

โž—๐Ÿ“˜ Waxaan idiin soo kordhinay qayb maadada xisaabta ah oo laguugu diyaariyay hab casriya,manhaj tayaysan, muddo kooban iyo macalimiin takhasuskeeda leh.

๐Ÿ†•๐ŸŽ“ Fasallo cusub ayaan qaadanaynaa.

๐ŸŽง๐Ÿ‘‡ Hada nagala soo xidhiidh whatsapp hoos ku lifaaqan saad isu diwaan galiso

โš ๏ธโณ Tirada aan qaadanayno waa ay xadidantahay ee yaysan ka buuxsamin. ๐Ÿšจ

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Burco Afgooye
Burco
BURCO