Al-Huda Academy Schools

Al-Huda Academy Schools

Share

School

25/08/2026

Alhuda Academy school 🏫

Macalimiinta iyo maamulka iskuulka Waxay hanbalyo udirayaa Ardayda guulaha ka keentay imitixankii Ashahdiga ahaa dalka gaar ahaan sadexda arday ee ugu sareeyey iskuulka
" Hoyga Aqoonta iyo Akhlaaqda"

24/08/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH

Dhammaan maamulka iyo macallimiinta Alhuda Academy School waxay natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan urajaynayan dhamaan ardayda reer somaliland ee beri natiijada loogu dhawaaqi doono 🎓✨

Gaar ahaan ardayda dugsigeenna, waxaan idiin rajaynaynaa guul, farxad iyo mustaqbal ifaya. 🤲❤️
📚 Berri ayaa loo shaacin doonaa natiijada.

22/07/2026

السلام عليكم ورحمة الله

Waxaa si rasmi ah u bilaabmay diiwaangelinta ardayda cusub ee Sannad Dugsiyeedka 2026–2027.

Waxaan si diirran u soo dhoweynaynaa waalidiinta iyo ardayda doonaya waxbarasho tayo leh iyo deegaan waxbarasho oo ku dhisan aqoon, anshax iyo horumar.

Fasalada la qaadanayo:
- 🎓 Barbaarinta (KG)
- 📚 Dugsiga Hoose: Fasallada 1–4
- 📖 Dugsiga Dhexe: Fasallada 5–7

Ha seegin fursaddan muhiimka ah. Iska diiwaangeli maanta si aad u xaqiijisato booska ilmahaaga ee sannad dugsiyeedka cusub.

Ku soo dhowaada sannad waxbarasho guul iyo horumar ku bilaabmaya!

Wixii faahfaahina kala xidhiidh Number ka 063-4374119. Ama
065-4374119

06/04/2026

Kelmadihi martida ka so qayb gashay xaflada abaalmarinta ardayda Dugsiga , Al-Huda Academy Schools

Photos from Al-Huda Academy Schools's post 05/04/2026

Waxaa saaka oo maalin Axad ah barxada dugsiga Al-Huda Academy Schools ka qabsoontay abaal-marinta Ardayda kaalamaha h**e ka galay Imtixaanka Billaha ah Kalka labaad ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.

Dhammaan ardayda iyo waalidki la dedaalayba Hambalyo ayaan idin leenahay, 👏

Photos from Al-Huda Academy Schools's post 21/09/2025

Waxaa Saaka oo ah Maalin Axad ah Barxada dugsiga Al-Huda Academy Schools ka qabsoontay, Xaflada abaal marinta ardaydii kaalmaha Sare ka gashay Sanad Dugsiyeedka 2024-2025 .

Photos from Al-Huda Academy Schools's post 27/07/2025

‎الله

Dhamaan Bulshada ku dhaqan Burco iyo nawaaxigeeda Waxaa loogu bushaaraynaya in uu dugsigu qaadan doono arday cusub Sanad dugsiyeedka cusub Ee 2025-2026 .

Fasalada la qaadan doono
1: Fasalada barbaarinta ubadka ( KG )
2: Digsiga hoose ( 1- - -4 )
3: Dugsiga dhexe. (5- - - 8 )

— Timaan : Dugsigu waxa uu ku yaala Agagaarka Dugsiga Sare Ee Sh. Cisman nuura Ama fifteen-may ( 15 may )

Wixii faahfaahina kala xidhiidh Numberada
063-4374119.
065- 4374119

Photos from Al-Huda Academy Schools's post 26/02/2025

Wednesday—. اليوم الأربعاء-

26- February 2025. ٧٠ -شعبان ١٤٤٦

Waxa saaka oo Arbaca ah dugsiga Al-Huda Academy Schoolska Qabsoomay- Tartan aqooneed u dhexeeya ardayda fasalada 5A iyo 5B . Halkaas o ay kuso bandhigeen aqoonti ay ka barteen dugsiga-

Waxaana ay Guushu raacday Fasalka 5B ee Hablaha .

Hambalyo dhammaantiin ☘️

24/02/2025

Cilmigu Wa caqli la biirshay , Al-Huda Academy Schools

Photos from Al-Huda Academy Schools's post 19/02/2025

Wednesday—. اليوم الأربعاء-

19- February 2025. ٢٠ -شعبان ١٤٤٦

Waxa saaka oo Arbaca ah dugsiga Al-Huda Academy Schoolska Qabsoomay- Tartan aqooneed u dhexeeya ardayda fasalada 6A iyo 6B . Halkaas o ay kuso bandhigeen aqoonti ay ka barteen dugsiga-

Waxaana ay Guushu raacday Fasalka 6B ee Hablaha .

Hambalyo dhammaantiin ☘️

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Burco