Burao Languages Center

Burao Languages Center

Share

Burao Languages Center offers practical, high-quality language training for learners of all levels in Burao.

15/05/2026

Jumca mubarak dhamaan Ardayda iyo macalimiinta B L C 💙❤️.

13/05/2026

Welcome to BLC💙❤️ Where Language Learning Stands Out!

22/04/2026

Meet Salma and Barwaqo talking about their learning experience at Burao Languages Center.

Join us this May—Learn Smart, Speak Better.

Bisha May nagu soo biir, si fiican u baro luqadda Ingiriisi-ga.

31/03/2026

APRIL - Bil cusub, bushaarooyin badan iyo fursado dahabi ah oo aad naftaada ku horumarin kartid.

Ku soo dhowoow Burao Languages Center

25/03/2026

Ku soo biir Burao Languages Center si aad kor ugu qaaddo dhammaan xirfadahaaga luqadda English-ta.

Waxa aannu kaa caawin doonnaa in aad si sax ah, kalsooni leh aad ugu hadashid luqadda Ingiriisi-ga.

24/03/2026

24/02/2026

Macallimiinta gobolku waxa ay idinku soo dhawaynaysaa Burao Languages Center .

22/02/2026

Ramadan Mubarak!

March intake is now open—join today and boost your language skills. Learn smart, speak better!

Diiwaan-gelinta bisha March way socotaa - maanta ku soo biir Burao Languages Center, horumari aqoontaada luqadda English-ta.

17/02/2026

Ramadan Mubarak dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland!

Maamul, macallimiin iyo ardayda Burao Languages Center waxa ay Alle ka baryayaan raxmad, naxariis, nabadgelyo, barwaaqo iyo barako in uu inagu gallado.

06/02/2026

I've just reached 500 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. 🙏🤗🎉

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Afgooye Road, Near Dahabshiil Tower
Burco
00252