19/10/2025
Nujuum academy
Nujuum academy waxa ay kuu diyarisay barashada khadadka carabiga iyo laatiiniga iyo barashada luqada
19/10/2025
20/06/2025
Waxan guul u rajaynayaa sidoo kalena u ducaynayaa dhammaan ardayda reer somaliland ee imtixaanka dawladda u fadhiisan
Doonna maalinnimada sabtida taariikhudana tahay 21-06-2025.
Dhammaantiinba waxan idiinku ducaynayna in alle imtixaankaas idiin fududeeyo, sidoo kalena idin waafajiyo tawfiiqdiisa, intaas kaddibna aad heshaan natiijo wanaagsan oo aad ku faraxdaan.
Alle haydinku guuleeyo dhammantin
AAMIIN AAMIN
08/11/2024
Ogaysiis Ogaysiis
Ujeedo: Fasaxa maalmaha doorashada
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan shaqaale weynaha dugsiga, waalidiinta iyo ardeyda dugsiga Qaran in dugsigu fasax yahay sida ku xusan wareegtada ay soo saartey Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska. Fasaxu waxa uu ku eg yahay yahay 16 November 2024.
Nabad ku codee ✅
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hodan Qaylo
Burco