Pioneer Academy

Pioneer Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Pioneer Academy, School, 690 X. F. O, Dhagayare Street, Hodan Qaylo, Burao, Burco.

15/06/2026

Happy Islamic New Year πŸŽ‰πŸŽŠ

27/05/2026

Ciid Mubaarak πŸŽ‰πŸŽŠ

26/05/2026

May Allah accept our du’as, forgive our sins, and fill our hearts with peace and mercy on this blessed Day of Arafah. 🀍

Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ’Ω…ΩŠΩ†

18/05/2026

Happy 18th May to all Somalilanders ❀️

Photos from Pioneer Academy's post 01/05/2026

πŸ“’ Ogeysiis

Bahda Pioneer Academy waxay ku wargelinayaan ardayda iyo waalidiinta in fasaxa Maalinta Shaqaalaha Adduunka ay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland u astaysay Sabtida, 2-da May 2026 (maadaama 1-da May ku beegantay Jimce).

Dugsigu fasax ayuu ahaanayaa maalintaas.
Waxbarashaduna waxay dib u bilaabmaysaa Axadda, Insha Allah.

Maamulka Pioneer Academy

24/03/2026

πŸŽ‰ Soo noqosho wacan πŸŽ‰

Waxa la ogeysiinayaa ardayda iyo waalidiinta/masuuliyiinta in maanta oo ay taariikhdu tahay 24 Maarso 2026 dib loo bilaabayo waxbarashada, Insha Allah.

Jadwalka waxbarashadu wuxuu ahaanayaa sidii caadiga ahayd ee ka hor Ramadaanta:
πŸ•“ 4:00 galabnimo – 10:00 fiidnimo

Ku soo dhowaada mar kale dugsigiini 😊

19/03/2026

Ciid Wanaagsan πŸŒ™βœ¨

Bahda Pioneer Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda, waalidiinta iyo bulshada Muslimka ah munaasibadda Ciidul-Fidriga awgeed.
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inaga yeelo kuwa ku guulaysta ajarka Ramadaan.

Ciidan ciideeda kale ha inagu gaadhsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.

Ciid Mubaarak πŸŽ‰

11/03/2026

πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AH
Fasaxa Tobanka Dambe ee Bisha Ramadaan

22/02/2026

Ogaysiis: Fasaxa Salaadda Roob-doonta (Salatul Istisqa)

17/02/2026

πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AH
Fasaxa Curashada Bisha Ramadaan & Isbeddelka Jadwalka Waxbarashada

Bahda Pioneer Academy waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ardayda iyo waalidiinta curashada bisha barakaysan ee Ramadaan πŸŒ™βœ¨
Ilaahay ha inaga yeelo kuwa si wanaagsan uga faa’iidaysta bishan khayrka badan, lana waafajiyo Laylatul Qadriga.

πŸ”Ή Fasax:
Arbaca, 17 Febraayo 2026
(1 Ramadaan 1447H)
Dugsigu wuu xidhnaan doonaa, Insha Allah.

πŸ”Ή Dib u furitaan:
Sabti, 21 Febraayo 2026
(4 Ramadaan 1447H)

πŸ”Ή Jadwalka cusub ee Ramadaanka:
πŸ•™ Subax: 10:00am – 12:00pm
πŸ•“ Galab: 4:00pm – 5:00pm

Waxaan ka codsanaynaa dhammaan ardayda in ay ilaaliyaan waqtiga cusub oo ay si joogto ah uga soo qayb galaan casharrada.

Wabillaahi Towfiiq.
Maamulaha Pioneer Academy

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

690 X. F. O, Dhagayare Street, Hodan Qaylo, Burao
Burco
25263

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 08:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00