Find schools & colleges in Garbahaarrey. Listings include Amiir Nor Secondary School, Gogol Primary School, معهد الحافظ الذهبي جربهاري, Aqoon-Bille Institute Of Languages And Science, GIFT College and Gedo medical college. Click on each in the list below the map for more information.
Amiir Nor Secondary School waa iskuulka ugu fiican gayiga soomalida, ee wax lagu barto.
Waa Boogga Rasmiga ah Ee Machadka Xaafid Al-dahabi Ee Degmada Garbahaarreey Caasimadda Gobalka Gedo
Gedo Medical College waa machad caafimaad oo casri ah, u heellan kor u qaadidda aqoonta caafimaadka ee gobolka Gedo iyo guud ahaan dalka. Waxaa la aasaasay si loo daboolo baahida loo qabo xirfadlayaal caafimaad oo tayo leh.
Hoyga barbaarinta iyo hormarinta ardayda soomaaliyeed waxa uu caan ku yahay Cadaalad,sinaan,aqoon
Abdiwalimahamedhusein
Kabasa primary school's Slogan is , One child ,one pen and one teacher can change the world.
This is the official page of Garbaharrey Sports
Anawaar Online Academy Waa madarasad hab Online ah laguugu baraayo Caruurta: Farbarida Xifdinta Quranka Kariiimka iyo Barida kutubta asaasiga.
KU SOO DHAWOW MACHADKA AL- SUNNAH INSTITUTE QAYBIHIISA KALA DUWAN اهلا وسهلا ومرحبا بكم