Gedo medical college

Gedo medical college

Share

Gedo Medical College waa machad caafimaad oo casri ah, u heellan kor u qaadidda aqoonta caafimaadka ee gobolka Gedo iyo guud ahaan dalka.

Waxaa la aasaasay si loo daboolo baahida loo qabo xirfadlayaal caafimaad oo tayo leh.

Photos from Gedo medical college 's post 24/12/2025

Wa ardayda machadka Gedo medical college o ku jiro casharahoda malinlaha ah qaybta practical ka ah hormar wacan.
F.G cafimadku wa furaha nolasha

30/11/2025

Mac'hadka Gedo Medical College ee Degmada Garbaharrey.

Munaasabad ay ku qalin badalanayeen Kudhawaad 62 Ardey oo ka qalin jabiyey Mac’hadka Barashada Culuumta Caafimaadka Gedo Medical college ee Degmada Garbaharrey oo maanta Ardeyda lagu doon siiyey shahaadooyin ka turjumaya Cilmigii ay barteen, iyadoona Munaasabadan ay kadhacdey Holka weyn masjidka jaamaca ah ee Degmada Garbaharrey.

29/11/2025

Gedo medical college Bar-baariyaha Maskaxda Ubadka Somaliyed ee Gobalka Gedo iyo Guud ahaan Jubaland.

28/11/2025

Munaasabad ay ku qalin badalanayeen Kudhawaad 62 Ardey oo ka qalin jabiyey Mac’hadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee Gedo Medical college Degmada Garbaharrey ayaa maanta la’gudoon siiyey Dufcadaan dhameysey Mac’hadka shahaadooyin ka turjumaya Cilmigii ay barteen, iyadoona Munaasabadan ay kadhacdey Holka weyn masjidka jaamaca ah ee Degmada Garbaharrey.

Photos from Gedo medical college 's post 28/11/2025

Sawirad xalafadii qalin jabinta dufcadii 6aad

31/08/2025

📢 OGEYSIIS OGEYSIIS 📢

Maamulka Gedo Medical College wuxuu ku wargelinayaa dhammaan bulshada iyo ardayda danaynaysa in:

✨ Macadka Gedo Medical College dib loo furay
📚 Waxa uu bixinayaa tababaro iyo aqoon heer sare ah oo ku saabsan culuumta caafimaadka.

Macadka wuu furanyahay diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2025 – 2026.

✅ Fursad qaali ah oo aad ku hesho xirfado caafimaad oo casri ah
✅ Tababarro wax ku ool ah iyo casharro tayo leh
✅ Macallimiin khibrad sare leh

📍 Goobta: Garbahaaray – Gobolka Gedo, Jubbaland

☎️ Wixii faahfaahin ah kala xiriir:

0619829574/0616367761/0615637501

Photos from Gedo medical college 's post 21/07/2025

Wabax

Photos from Gedo medical college 's post 21/07/2025

Xalfad qalin jabinta ardayda gedo medical college

Want your school to be the top-listed School/college in Garbahaarrey?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Somali
Garbahaarrey